Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Valencia iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Valencia) 19 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Valencia iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxaha kubadda cagta Valencia iyo Real Madrid ayaa ku hardami doona kulan ka tirsan kulammada toddobaadka shanaad ee horyaalka La Liga iyadoo labada naadi ay ku hardamayaan hoggaanka horyaalka dalka Spain.

Labada naadi ayaa min saddex guul iyo hal barbarro helay min afartii kulan ee ay ka ciyaareen La Liga xilli ciyaareedkan taasoo ka dhigan inay haatan min 10 dhibcood leeyihiin.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Valencia XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close