Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Tottenham iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 19 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka London Derby Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kulankan oo loo yaqaano London Derby ama darbiga magaalada London ayaa kusoo aadaya xilli labada naadi ay xilli ciyaareedkan ku bilawday awood lixaad leh iyo guulo la taaban karo inkastoo toddobaadkii hore ay Spurs guuldarro kala kulantay Crystal Palace.

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Tottenham Hotspur iyo Chelsea kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Tottenham XI:

Starting XI: Lloris ©, Royal, Dier, Romero, Reguilon, Hojbjerg, Lo Celso, Ndombele, Dele, Son, Kane   Subs: Gollini, Doherty, Rodon, Sanchez, Davies, Winks, Skipp, Bryan, Scarlett

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close