RASMI: Liiska xiddigaha PSG ee caawa wajahaya Kooxda Lyon oo la shaaciyey… (Messi, Neymar & Mbappe oo…)

(Paris) 19 Sebt 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddiga Kooxda PSG ee caawa wajahaya naadiga Lyon kulan qeyb ka ah horyaalka Ligue 1 ee Faransiiska.

Xiddiga Kooxda PSG ee wajahaya Lyon waxaa hoggaaminaya saddexda Weeraryahan ee Messi, Neymar & Mbappe, sidoo kalena waxaa ku jira Di Maria & Icardi.

Dhinaca kale Sergio Ramos ayaan weli shaxda kooxda ka dhisan caasimadda Faransiiska dib ugu soo laaban oo seegi doona kulanka caawa ee Lyon.

Liiska Kooxda PSG ee kulanka Lyon oo dhammaystiran halkaan hoose ka eeg:-

  1. Keylor Navas
  1. Achraf Hakimi
  1. Presnel Kimpembe
  1. Marquinhos
  1. Kylian Mbappé
  1. Leandro Paredes
  1. Mauro Icardi
  1. Neymar JR
  1. Angel Di Maria
  1. Rafinha
  1. Danilo Pereira
  1. Sergio Rico
  1. Georginio Wijnaldum
  1. Ander Herrera
  1. Abdou Diallo
  1. Julian Draxler
  1. Thilo Kehrer
  1. Nuno Mendes
  1. Idrissa Gueye
  1. Eric Junior Dina Ebimbe
  1. Leo Messi
  1. Gianluigi Donnarumma

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close