Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Young Boys iyo Man United ee tartanka Champions Leagueoo la shaaciyey

(Bern) 14 Sebt 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Young Boys iyo Mancheter United ee ciyaarta koowaad guruubka F ee tartanka Champions League.

Naadiga Manchester United oo ay ka muuqato dardar xooggan xilli ciyaareedkan ayaa dooneysa inay si qurux badan ku furato marka ay caawa booqato kooxda BSC Young Boys ciyaarta koowaad ee guruubka F ee tartanka Champions League.

Red Devils ayaa safkeeda waxaa ku jira Cristiano Ronaldo kaasoo ah gooldhaliyaha ugu sarreeya taariikhda Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Young Boys XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close