Barcelona, Man United, Juventus, Bayern, Chelsea iyo guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka UEFA Champions League & Saacadaha la daawan doono

(Yurub) 14 Sebt 2021. Tartanka Champions League ayaa caawa dib u furmi doona iyadoo la daah rogi doono wareegga guruubyada ee xilli ciyaareedkan 2021/22.

Barcelona ayaa ciyaarta ugu weyn soo dhoweyn doonta naadiga Bayern kulan ka tirsan guruubka E, halka Chelsea oo tartanka difaacaneysa ay la ciyaari doonto naadiga Zenit.

Manchester United oo safkeeda hoggaaminayo Cristiano Ronaldo iyo Juventus oo guul la’aan ka ah Serie A ayaa iyaguna caawa bannaanka garoommadooda kusoo ciyaari doona.

Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Champions League caawa:-

GROUP E

10:00 Habeennimo: Barcelona vs Bayern Munich

10:00 Habeennimo: Dynamo Kyiv vs Benfica

GROUP F

07:45 Habeennimo: Young Boys vs Manchester United

10:00 Habeennimo: Villarreal vs Atalanta

GROUP G

07:45 Habeennimo: Sevilla vs FC Salzburg

10:00 Habeennimo: Lille vs Wolfsburg

GROUP E

10:00 Habeennimo: Chelsea vs Zenit St. Petersburg

10:00 Habeennimo: Malmoe vs Juventus

FG: dhammaan saacadaha ku xusan kulammada tartanka Champions League ee caawa waa xilliga Geeska Afrika.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close