Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Leeds) 12 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Leeds United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpool si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Leeds United iyo Liverpool kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Leeds United XI:

Image

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close