Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 11 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Aston Villa si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Aston Villa kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Aston Villa XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close