Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man United iyo Newcastle ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 11 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Newcastle United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Newcastle United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Newcastle United kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Manchester United XI:

Newcastle United XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close