Day: September 10, 2021
-
England
Klopp oo ku dhawaaqay inuu ka maqanaanayo xiddig muhiim ka ah Liverpool kulanka Leeds United
(Liverpool) 10 Sebt 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku dhawaaqay inuu ka maqnaanayo ciyaaryahanka reer…
Read More » -
England
Miyuu qeyb ka noqon doonaa Ronaldo kulanka barri ee Newcastle? Tababare Solskjaer ayaa ka jawaabaya
(Manchester) 10 Sebt 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay in xiddiga reer Portugal ee…
Read More » -
Ameerika
“Maxaan sameeyaa si aan u helo ixtiraam?” – Neymar Jr
(Brazil) 10 Sebt 2021. Xiddiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa weerar afka ah ku qaaday…
Read More » -
Ameerika
“Muddo dheer ayaan sugayay daqiiqaddan” – Lionel Messi
(Argantina) 10 Sebt 2021. Dareenka xiddiga xulka qaranka Argentine ee Lionel Messi ayaa isbadelay, wuxuuna isku dhex daray farxad iyo…
Read More » -
England
Carragher oo niyad jabiyay taageerayaasha Man United kaddib markii uu soo laabtay Ronaldo
(Manchester) 10 Sebt 2021. Halyeeyga Liverpool Jamie Carragher ayaa ka careysiiyay jamaahiirta Manchester United, kaddib markii uu ku soo laabtay xiddiga…
Read More » -
France
“Barcelona waa riyada ciyaaryahan walba… tanina waa xaqiiqda codsigayga inaan baxo kaddib bixitaanka Messi” – Agüero
(Barcelona) 10 Sebt 2021. Ciyaaryahanka Barcelona Sergio Aguero ayaa xaqiijiyay inuusan dan ka laheyn dhinacyada dhaqaalaha markii uu ku biirayay naadiga…
Read More »