Day: September 6, 2021
-
England
Wakiilka Jorginho oo ka nixiyay taageerayaasha Chelsea kaddib markii uu ka hadlay qorshaha mustaqbalka ee laacibka
(London) 06 Sebt 2021. Joao Santos oo ah wakiilka ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Chelsea ee Jorginho ayaa xaqiijiyay in xiddiga…
Read More » -
England
“Cristiano Ronaldo naftiisa aad buu uga fikiraa” – Gianluigi Buffon
(Turin) 06 Sebt 2021. Goolhaayaha halyeeyga ah xulka qaranka Talyaaniga iyo kooxda Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa difaacay saaxiibkiisii hore ee…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo bisha Janaayo u dhaqaaqeysa soo xero-gelinta Carlos Soler… (Booskee ayuu ka ciyaaraa?)
(Liverpool) 06 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la warinayaa inay suuqa bisha Janaayo u dhaqaaqi doonto soo xero-gelinta…
Read More » -
England
Miyuu xiddiga Kooxda Manchester United ee Paul Pogba door-bidayaa inuu u dhaqaaqo Real Madrid?
(Madrid) 06 Sebt 2021. Sida wararku ay tilmaamayaa Xiddiga khadka dhexe ee Kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa door-bidayaa…
Read More » -
Horyaallada
Joan Laporta oo u sheegay Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman labada xiddig ee ay tahay inuu kulammo badan ciyaarsiiyo
(Barcelona) 06 Sebt 2021. Madaxweynaha Kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa la warinayaa inuu rajaynayo inuu arko labo ka mid…
Read More » -
England
Goorma ayuu Cristiano Ronaldo xiddigaha Kooxdiisa Manchester United kula biirayaa Tababarka?
(Manchester) 06 Sebt 2021. Cristiano Ronaldo ayaa la soo warinayaa inuu tababarka la bilaabi doono xiddigaha cusub ee Kooxdiisa Manchester…
Read More » -
Horyaallada
Samuel Umtiti oo ooyin la aamusin waayay mar uu la kulmay Guddoomiyaha Kooxda Barcelona ee Joan Laporta
(Barcelona) 06 Sebt 2021. Warbixintaan waxa aan kaga hadli doonnaa xaaladda cakiran ee uu ku sugan yahay laacibka daafaca uga…
Read More » -
England
Tababaraha Kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel oo doonaya inuu la soo wareego xiddig ka tirsan Bayern Munich
(London) 06 Sebt 2021. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu la…
Read More » -
England
Jariiradda Liverpool Echo oo bannaanka soo dhigtay halka uu marayo wadahadalka heshiis kordhinta Mohamed Salah ee Kooxda Reds
(Liverpool) 06 Sebt 2021. Jariiradda Liverpool Echo ayaa warbixin ka qortay halka uu marayo haatan wadahadalkii heshiis kordhinta Mohamed Salah…
Read More » -
Horyaallada
Imaatinka Eduardo Camavinga oo nolosha ku adkeynaya saddex ka mid ah xiddigaha Kooxda Real Madrid… (Waa kuwee?)
(Madrid) 06 Sebt 2021. Ku soo biirista Real Madrid ee Eduardo Camavinga ayaa la soo sheegayaa inay nolosha ku adkeynayso…
Read More »