Day: September 5, 2021
-
Ameerika
RASMI: Xiriirka CONMEBOL oo xaqiijiyey in la joojiyey oo lagu kala dareeray kulankii u dhexeeyey xulalka Brazil iyo Argentina daqiiqo yar kaddib markii la baastay… (Maxay tahay sababtu?)
(Brazil) 05 Sebt 2021. Xiriirka CONMEBOL ayaa xaqiijiyey in la joojiyey oo lagu kala dareeray kulankii u dhexeeyey xulalka Brazil…
Read More » -
France
“Mbappé wuxuu ku biiri doonaa Real Madrid goor dhow ama goor dambe” – Benzema
(Madrid) 05 Sebt 2021. Weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay in xiddiga ay isku…
Read More » -
England
Carragher oo saadaaliyay mustaqbalka Salah kaddib shuruuda adag uu hordhigay Liverpool si uu qandaraaska ugu kordhinayo
(Liverpool) 05 Sebt 2021. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa rumaysan in xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah uu sii…
Read More » -
England
Mohamed Salah oo Kooxda Liverpool ku wargeliyey Mushaharka uu ka doonayo haddii uu heshiiska u kordhinayo
(Liverpool) 05 Sebt 2021. Mohamed Salah ayaa la soo warinayaa inuu ku wargeliyey Kooxdiisa Liverpool in jeebka loogu shubo mushahar…
Read More » -
Champ' League
Macallin Solskjaer oo u sheegay Xiddigihiisa Man United inay ka fiican yihiin Kooxdii Ferguson ee 1999-kii Saddexleeyda Koobabka ah ku guuleysatay!
(Manchester) 05 Sebt 2021. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa u sheegay Xiddigihiisa Manchester United inay ka fiican yihiin Kooxdii United…
Read More » -
England
Eddie Nketiah oo aysan u badnayn inuu heshiiska u kordhin doono Kooxda Arsenal… (Halkee ayuu ku sii jeedaa?)
(London) 05 Sebt 2021. Sida wararku ay tilmaamayaan Eddie Nketiah ayaysan u badnayn inuu heshiiska u kordhin doono Kooxdiisa Arsenal.…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo Guri qiimo sare oo qasri ah ka dagay Magaalada Manchester… (Miyey Man Utd kiradiisa bixin doontaa?) + SAWIRRO
(Manchester) 05 Sebt 2021. Waxaa la soo bandhigay Guriga qasriga ah ee uu Weeraryahanka Kooxda Manchester United ka degay Magaalada…
Read More » -
Ameerika
Xulalka Brazil iyo Argentina oo markii ugu horreysay caawa isaga hor imaan doona kulan aysan ku lug lahayn Kooxda Barcelona
(Sao Paulo) 05 Sebt 2021. Xulalka Brazil iyo Argentina ayaa caawa isaga hor imaan doona markii ugu horreysay kulan aysan…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo Fede Valverde ka hor istaagtay inuu u dhaqaaqo Horyaalka Premier League… (Maxay sameysay Madrid?)
(Madrid) 05 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay Fede Valverde ka hor istaagtay inuu…
Read More » -
France
Imise sano ayay Kooxda Real Madrid ugaarsanaysay Eduardo Camavinga ka hor inta aysan la saxiixan Todobaadkii hore?
(Manchester) 05 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay sanado ugaasi ugu jirtay saxiixa Eduardo…
Read More »