Day: September 3, 2021
-
Germany
RASMI: Mario Mandžukić oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay kubadda cagta
(Yurub) 03 Sept 2021. Weeraryahanka reer Croatia ee Mario Mandžukić ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay kubadda cagta, kaddib muddo 17…
Read More » -
England
“Waxaan rabaa inaan dhaliyo 30 gool xilli ciyaareedkan” – Sadio Mane
(Liverpool) 03 Sept 2021. Xiddiga naadiga Liverpool iyo xulka qaranka Senegal ee Sadio Mane ayaa isha ku haya inuu hagaajiyo heerkiisa…
Read More » -
England
Wenger oo shaaca ka qaaday go’aankiisa ku aadan suurtogalnimada uu dib ugu soo laaban karo kooxda Arsenal
(London) 03 Sept 2021. Tababaraha rugcadaaga ah ee reer France ee Arsène Wenger ayaa shaaca ka qaaday go’aankiisa ku aadan…
Read More » -
France
Riquelme oo shaaca ka qaaday kooxda uu Messi ku soo gabagabeyn doono xirfadiisa ciyaareed ee kubadda cagta
(Yurub) 03 Sept 2021. Halyeeyga reer Argentina ee Juan Román Riquelme ayaa shaaca ka qaaday mustaqbalka Lionel Messi kaddib markii uu…
Read More » -
England
Saul Niguez oo muujiyay dareenkiisa farxadeed kaddib imaatinkiisa kooxda Chelsea
(London) 03 Sept 2021. Ciyaaryahanka kooxda Chelsea ee Saul Niguez ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay inuu heshiis amaah oo…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Barcelona oo ku dhawaaqday bixitaanka Miralem Pjanic
(Barcelona) 03 Sept 2021. Kooxda reer Turkey ee Besiktas ayaa ku dhawaaqday inay Barcelona kala soo wareegtay ciyaaryahanka reer Bosnia ee…
Read More »