Kaddib markii xalay la xiray suuqa kala iibsiga, waa kuwee xiddigaha yimid iyo kuwa ka tagay kooxda Chelsea?

(London) 01 Sebt 2021. Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa la soo gabogabeeyey waqti dambe oo xalay ah, waxaana si fiican suuqa uga dukaameystay Kooxaha horyaalka Premier League.

Suuqa kala iibsiga ayaa irdaha loo laabay saqdii dhexe ee xalay, haddaba waxaan halkaan hoose ku eegeynaa xiddigaha ay kooxda tababare Tuchel ee Chelsea la soo saxiixatay xagaagan iyo kuwa ay iska dirtay.

Xagaagan waxa ay la soo wareegay Blues saddex xiddig ee kala ah Romelu Lukaku, Marcus Bettinelli iyo Saul Niguez oo ay xalay gacanta ku dhigeen.

Xiddigaha ay la saxiixatay kooxda Chelsea & Qiimaha ay ku soo qaadatay:-

Romelu Lukaku (Inter Milan, £98m)

Marcus Bettinelli (Fulham, beeca xorta ah)

Saul Niguez (Atletico Madrid, amaah)

Xiddigaha ka tagay kooxda Chelsea:-

Tammy Abraham (Roma, £34m)

Kurt Zouma (West Ham, £30m)

Fikayo Tomori (AC Milan, £25m)

Marc Guehi (Crystal Palace, £18m)

Davide Zappacosta (Atalanta, £8m)

Tino Livramento (Southampton, £5m)

Victor Moses (Spartak Moscow, £4.5m)

Lewis Bate (Leeds United, £1.5m)

Myles Peart-Harris (Brentford, £1.4m)

Olivier Giroud (AC Milan, £1m)

Izzy Brown (Preston North End, beeca xorta ah)

Marco van Ginkel (PSV Eindhoven, beeca xorta ah)

Willy Caballero (la fasaxay)

Baba Rahman (Reading, amaah)

Emerson Palmieri (Lyon, amaah)

Tiemoue Bakayoko (AC Milan, amaah)

Danny Drinkwater (Reading, amaah)

Michy Batshuayi (Besiktas amaah)

Billy Gilmour (Norwich City, amaah)

Conor Gallagher (Crystal Palace, amaah)

Kenedy (Flamengo, amaah)

Dujon Sterling (Blackpool, amaah)

Ian Maatsen (Charlton Athletic, amaah)

Armando Broja (Southampton, amaah)

Jake Clarke-Salter (Coventry City, amaah)

Ian Maatsen (Coventry City, amaah)

Ike Ugbo (Genk, qiimo aan la shaacin)

Jamal Blackman (la fasaxay)

Pierre Ekwah Elimby (West Ham, qiimo aan la shaacin)

Levi Colwill (Huddersfield, amaah)

Nathan Baxter (Hull City, amaah)

Charlie Wiggett (Newcastle, qiimo aan la shaacin)

Juan Castillo (Birmingham, qiimo aan la shaacin)

Dynel Simeu (Southampton, qiimo aan la shaacin)

Ethan Ampadu (Venezia, amaah)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close