Day: September 1, 2021
-
England
Cristiano Ronaldo oo isu bandhigay Kooxda Barcelona ka hor inta uusan u soo dhaqaaqin Manchester United
(Manchester) 01 Sebt 2021. Cristiano Ronaldo ayaa la soo warinayaa inuu isu bandhigay Kooxda Barcelona oo uu doonayay inuu ku…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Manchester City oo heshiis cusub ka saxiixatay Goolhayeheeda Ederson
(Manchester) 01 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa ku dhowaaqday inay heshiis cusub ka saxiixatay Goolhayaheeda Ederson. Goolhaye…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Barcelona oo dooratay xiddiga xiran doona lambarkii 7-aad ee uu ka tagay Antoine Griezmann… (Ka bogo guud ahaan sida loo kala xirtay lambarrada Kooxda)
(Barcelona) 01 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijisay guud ahaan xiddigaha u xiran doona lambarrada fasal ciyaareedkan, iyadoo…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Barcelona oo xaqiijisay xiddiga xiran doona lambarkii 10-aad ee uu ka tagay Lionel Messi… (Ka bogo xiddigaha lambarka 10-aad u soo xirtay Barca)
(Barcelona) 01 Sebt 2021. Kaddib bixitaankii Lionel Messi ee Kooxda Barcelona, waxa uu banneeyey maaliyadda lambarka 10-aad ee caanka ah…
Read More » -
England
Saul Niguez oo shaaca ka qaaday sababtii uu uga soo tagay Kooxda Atletico Madrid & Laacibkii udub dhexaadka u ahaa inuu ku soo biiro Chelsea
(London) 01 Sebt 2021. Saxiixa cusub ee Kooxda Chelsea, Saul Niguez ayaa shaaca ka qaaday sababtii uu uga soo tagay…
Read More » -
England
Anthony Martial oo maalintii ugu dambeysay suuqa iska diiday inuu ka tago Man United.. (Sababta uu u joogay & Kooxda uu ku sii jeeday)
(Manchester) 01 Sebt 2021. Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Manchester United ee Anthony Martial ayaa iska diiday inuu ka tago Old…
Read More » -
England
Xiddigaha u yimid iyo kuwa ka tagay kooxda Manchester United, xilli xalay suuqa kala iibsiga irdaha loo laabay
(Manchester) 01 Sebt 2021. Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa la soo gabogabeeyey waqti dambe oo xalay ah, waxaana si fiican suuqa…
Read More » -
England
Kaddib markii xalay la xiray suuqa kala iibsiga, waa kuwee xiddigaha yimid iyo kuwa ka tagay kooxda Manchester City?
(Manchester) 01 Sebt 2021. Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa la soo gabogabeeyey waqti dambe oo xalay ah, waxaana si fiican suuqa…
Read More » -
England
Xiddigaha u yimid iyo kuwa ka tagay kooxda Liverpool, xilli xalay suuqa kala iibsiga irdaha loo laabay
(Liverpool) 01 Sebt 2021. Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa la soo gabogabeeyey waqti dambe oo xalay ah, waxaana si fiican suuqa…
Read More » -
England
Kaddib markii xalay la xiray suuqa kala iibsiga, waa kuwee xiddigaha yimid iyo kuwa ka tagay kooxda Chelsea?
(London) 01 Sebt 2021. Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa la soo gabogabeeyey waqti dambe oo xalay ah, waxaana si fiican suuqa…
Read More »