Day: August 31, 2021
-
England
RASMI: Arsenal oo la saxiixatay daafaca reer Japan ee Takehiro Tomiyasu
(London) 31 Agoosto 2021. Kooxda Arsenal ayaa ku dhawaaqday heshiis cusub ay ku xoojineyso safka daafaceeda, kaddib markii ay heshiis la…
Read More » -
England
RASMI: Real Betis oo ku dhawaaqday inay la saxiixatay Héctor Bellerín
(Spain) 31 Agoosto 2021. Kooxda reer Spain ee Real Betis ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay la soo wareegtay xiddigga…
Read More » -
Horyaallada
Barcelona oo heshiis kala gaartay kooxda Atletico Madrid inay dib u ceshato Antoine Griezmann
(Barcelona) 31 Agoosto 2021. Suxufiga dhanka suuqa kala iibsiga lagu qaddariyo ee Fabrizio Romano ayaa shaaca ka qaaday faahfaahinta heshiiska uu…
Read More » -
England
Chelsea oo heshiis kala gaartay kooxda Atletico Madrid saxiixa Saúl Ñíguez
(London) 31 Agoosto 2021. Kooxda Chelsea ayaa dhammaystirtay faahfaahinta heshiiska ay la gashay Atletico Madrid ee ku saabsan helitaanka adeega xiddiga…
Read More » -
France
RASMI: Real Madrid oo ku dhawaaqday inay la saxiixatay Eduardo Camavinga
(Madrid) 31 Agoosto 2021. Real Madrid ayaa ku dhawaaqday caawa inay la soo saxiixatay xiddiga reer France iyo kooxda Rennes ee…
Read More » -
England
RASMI: Leeds United oo ku dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska Daniel James
(Leeds) 31 Agoosto 2021. Leeds United ayaa ku faraxsan inay xaqiijiso saxiixa Daniel James oo kaga soo biiray kooxda Manchester…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo markii ugu horreysay ka hadlay dib ugu soo laabashadiisa Manchester United
(Manchester) 31 Agoosto 2021. Weeraryahan Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horreysay waxa uu ka hadlay dib ugu soo laabashadiisa Kooxda…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Manchester United oo faah-faahisay heshiiska ay kula soo wareegtay Cristiano Ronaldo
(Manchester) 31 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa faah faahin ka bixisay heshiiska ay kula soo wareegay Cristiano…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Liverpool oo heshiiska u kordhisay Kabtankeeda Jordan Henderson… (Imise sano ayuu saxiixay?)
(Liverpool) 31 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa heshiis cusub ku abaal-marisay Kabtankeeda Jordan Henderson. Kabtan Jordan Henderson ayaa…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Juventus oo ku dhawaaqday inay la soo wareegtay Moise Kean
(Turin) 31 Agoosto 2021. Xilli lagu guda jiro maalintii ugu dambeysay ee suuqa kala iibsiga xiddigaha ayaa kooxda kubadda cagta…
Read More »