Day: August 30, 2021
-
England
Rooney oo u digay tababare Solskjær kaddib markii uu Ronaldo ku soo laabtay Manchester United
(Manchester) 30 Agoosto 2021. Halyeeyga Manchester United Wayne Rooney ayaa digniin adag u diray saaxiibkiisii hore Ole Gunnar Solskjær, kaddib markii…
Read More » -
France
Maxaa ka soo kordhay xanta Kylian Mbappe iyo ku biiristiisa Real Madrid?
(Paris) 30 Agoosto 2021. Wararka ka imaanaya Spain iyo France ayaa waxay xaqiijyeen in Real Madrid ay joojisay wada xaajoodkii…
Read More » -
England
“Kooxdeena ayaa ugu fiican” – Pogba kaddib markii uu Ronaldo ku biiray Man United
(Manchester) 30 Agoosto 2021. Laacibka khadka dhexe reer France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa muujiyay sida uu ugu…
Read More » -
England
RASMI: Amad Diallo oo baaqi ku sii ahaan doona Kooxda Manchester United kaddib markii…
(Manchester) 30 Agoosto 2021. Ciyaaryahan Amad Diallo oo lagu waday inuu ka tago Manchester United suuqa xagaagan ayaa la soo…
Read More » -
Italy
Lautaro Martinez oo go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa xilli lala xiriirinayo kooxaha London ka dhisan
(Milan) 30 Agoosto 2021. Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya dalka Taliyaaniga ayaa sheegaya in xiddiga weerarka uga ciyaara naadiga Inter…
Read More » -
England
RASMI: Ruben Dias oo Manchester City u saxiixay heshiis cusub
(Manchester) 30 Agoosto 2021. Difaaca kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu ku kordhiyay sanadaha…
Read More » -
England
Liverpool oo lix ciyaaryahan fasaxeysa inta uusan xirmin suuqa… (Yaa hoggaaminaya?)
(Liverpool) 30 Agoosto 2021. Iyadoo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xagaagan ay ka harsan yihiin wax ka yar labo maalmood, ayaa…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo tijaabada caafimaadka u maray Manchester United… (& Halka arrin ee ka harsan dhammeystirka heshiiskiisa)
(Manchester) 30 Agoosto 2021. Saxiixa cusub ee kooxda Manchester United, Cristiano Ronaldo ayaa ka gudbay tijaabada caafimaadka ee uu marayay naadigiisii…
Read More » -
Italy
Miyey Juventus ka go’antahay badbaadinta mustaqbalka Miralem Pjanic?
(Turin) 30 Agoosto 2021. Waxaa si aad ah looga deyrinayaa xaaladda mustaqbalka xiddiga khadka dhexe uga ciyaara naadiga Barcelona ee Miralem…
Read More » -
France
PSG oo ay hortaallo xaalad ah labo daran mid dooro iyo Real Madrid oo maanta u qabatay jawaabta dhiggeeda reer France
(Paris) 30 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa maanta oo Isniin ah u qabatay dhiggeeda Paris Saint-Germain inay kasoo…
Read More »