Day: August 29, 2021
-
Horyaallada
Muxuu ka yiri tababare Koeman guushii adkayd ay Barcelona ka gaartay kooxda Getafe?
(Barcelona) 29 Agoosto 2021. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa muujiyay dareenkiisa farxadeed kaddib guushii adkayd ee ay ka gaareen naadiga…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Man United oo guul ka soo gaartay Wolves oo ay booqatay, xilli Greenwood oo goor dambe shabaqa gaaray… + SAWIRRO
(Wolverhampton) 29 Agoosto 2021. Kooxda Manchester United ayaa gool ay u dagaalantay ka soo qaadatay Wolves oo ay booqatay kulan qeyb…
Read More » -
Horyaallada
Barcelona oo garoonkeeda Camp Nou saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Getafe… +SAWIRRO
(Barcelona) 29 Agoosto 2021. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Getafe, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Wolves iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(England) 29 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Wolverhampton iyo…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Getafe ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Barcelona) 29 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Getafe,…
Read More » -
England
Chelsea oo qarka u saaran inay ku guuldarreysato saxiixa Jules Kounde & xujada cusub ee ay la timid naadigiisa Sevilla
(London) 29 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa lagu soo warramayaa inay halis ugu jirto inay ku fashilanto isku dayga…
Read More » -
France
Maxaa ka jira inay PSG u dhaqaaqeyso saxiixa Haaland haddii uu Mbappe ku biiro Real Madrid?
(Paris) 29 Agoosto 2021. Weeraryahanka kooxda Paris Sain-Germain ee Kylian Mbappe ayaa si aad ah loola xiriirinayaa naadiga Real Madrid taasoo…
Read More » -
France
Messi, Mbappe & Neymar oo diyaar u ah kulanka Reims… (Leo oo safanaya kulankiisii ugu horreeyey ee PSG & Haddii ay caawa ku soo wada bilaabanayaan safka hore?)
(Paris) 29 Agoosto 2021. Lionel Messi, Kylian Mbappe iyo Neymar ayaa dhammaantood ku jira liiska xiddigaha Paris Saint-Germain uga qeyb-galaya…
Read More » -
France
Kooxda Juventus oo ka shaqeynaysa sidii ay ula soo saxiixan lahayd Weeraryahanka PSG ee Mauro Icardi
(Turin) 29 Agoosto 2021. Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa ka shaqeynaysa sidii ay ula soo saxiixan…
Read More » -
England
Miyey Jadon Sancho iyo Raphael Varane ku soo bilaaban doonaan kulanka maanta ee Man United?… (Macallin Solskjaer oo ka hadlay)
(Manchester) 29 Agoosto 2021. Waxaa la is-weydiinayaa su’aasha ah in Jadon Sancho iyo Raphael Varane ay ku soo bilaaban doonaan…
Read More »