Day: August 26, 2021
-
Champ' League
Ka bogo guud ahaan abaal-marinnadii lagu bixiyey xafladdii isku aadka heerka Guruubyada Champions League oo caawa lagu qabtay Istanbul
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa goordhow soo gabagaboobay isku aadka heerka guruubyada tartanka Champions League oo caawa lagu sameeyey magaalada Istanbul…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee UEFA oo la shaaciyey… (Jorginho, Kanté mise De Bruyne?)
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa la soo gabagabeeyey goordhow, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Tababaraha ku guuleystay abaal-marinta macalinka sanadka ee UEFA oo la shaaciyey
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa caawa xafladda isku aadka wareegga guruubyada ee Champions League lagu bixiyay abaal-marinta Tababaraha ugu wanaagsan qaaradda…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Isku aadka heerka group-yada Champions League xilli ciyeereedka 2021/22 oo la sameeyey
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa goordhow soo gabagaboobay isku aadka heerka guruubyada tartanka Champions League oo caawa lagu sameeyey magaalada Istanbul…
Read More » -
Wararka
Liiska xiddigaha xulka qaranka Belgium uga qeyb-galaya isreeb-reebka Koobka Adduunka oo la shaaciyey… (Hazard oo hoggaaminaya & De Bruyne oo maqan)
(Brussels) 26 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha xulka qaranka Belgium uga qeyb-galaya isreeb-reebka Koobka Adduunka, Hazard & Lukaku…
Read More » -
Champ' League
Ka bogo guud ahaan abaal-marinnada lagu bixin doono munaasabadda caawa lagu sameynayo isku aadka heerka Guruubyada Champions League
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa caawa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu qaban doonaa munaasabadda qori-tuurka wareegga guruubyada ee tartanka Champions…
Read More » -
Champ' League
Abaal-marinta xiddigaha ugu wanaagsan Champions League boosaska Goolhayaha, Daafaca, Khadka dhexe iyo Weerarka ee dhanka Dumarka oo caawa la bixin doono… (Saddexda musharrax ee boos walba & 10-ka kaalmaha sare)
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa jira min saddex gabdhood oo u sharraxan boos walba oo ka mid ah afarta waaxood…
Read More » -
Champ' League
Abaal-marinta xiddigaha ugu wanaagsan Champions League boosaska Goolhayaha, Daafaca, Khadka dhexe iyo Weerarka ee dhanka Ragga oo caawa la bixin doono… (Saddexda musharrax ee boos walba & 10-ka kaalmaha sare)
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa jira min saddex xiddig oo u sharraxan boos walba oo ka mid ah afarta waaxood…
Read More » -
Champ' League
Abaal-marinta UEFA Women’s Coach of the Year award oo caawa la bixin doono… (Saddexa Tababare ee isugu soo haray, sida loo soo doortay & Macallimiinta 10-ka sare soo galay)
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa caawa xafladda isku aadka wareegga guruubyada ee Champions League lagu bixin doonaa abaal-marinta Tababaraha ugu…
Read More » -
Champ' League
Abaal-marinta UEFA Men’s Coach of the Year award oo caawa la bixin doono… (Saddexa Tababare ee isugu soo haray, sida loo soo doortay & Macallimiinta 10-ka sare soo galay)
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa caawa xafladda isku aadka wareegga guruubyada ee Champions League lagu bixin doonaa abaal-marinta Tababaraha ugu…
Read More »