Day: August 25, 2021
-
France
“Kylian Mbappe wuxuu doonayaa inuu ka tago PSG, laakiin Kooxda Real Madrid…) – Leonardo
(Paris) 25 Agoosto 2021. Leonardo ayaa xaqiijiyey in Kylian Mbappe uu doonayo inuu ka tago Kooxda PSG, laakiin waxa uu…
Read More » -
England
Harry Kane oo go’aan ka gaaray Mustaqabalkiisa Kooxda Tottenham… (Miyuu sii joogi doonaa Spurs mise waxa uu u dhaqaaqayaa Man City?)
(London) 25 Agoosto 2021. Harry Kane ayaa xaqiijiyey halka uu ku sugnaan doono xagaagan, iyadoo la og yahay in la la…
Read More » -
England
Kooxda uu doonayo inuu ku biiro Cristiano Ronaldo oo la sii ogaaday… (Man City, Man Utd mise PSG?)
(Turin) 25 Agoosto 2021. Sida wararku ay sheegayaan Cristiano Ronaldo ayaa la ogaaday kooxda uu doonayo inuu ku biiro, iyadoo ay…
Read More » -
Spain
RASMI: Goolhayaha Kooxda Real Madrid oo laga helay Korona Fayras
(Madrid) 25 Agoosto 2021. Goolhayaha Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa in laga helay Korona Fayras. Waxaa…
Read More » -
France
Kooxda PSG oo ka soo jawaabtay dalabkii ugu horreeyey oo ay Real Madrid ka gudbisay Kylian Mbappe
(Paris) 25 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa ka soo jawaabtay oo iska diiday dalabkii ugu horreeyey oo ay…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo iska iibinaysa todobo ciyaaryahan maalmaha yar ee ka haray suuqa kala iibsiga xiddigaha
(London) 25 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay iska iibinayso todobo ciyaaryahan todobaadka ugu dambeeya…
Read More » -
England
Wargeyska BILD oo shaaciyay kooxda hoggaanka u heysa loollanka loogu jiro saxiixa Erling Haaland
(Dortmund) 25 Agoosto 2021. Qandaraaska weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa lagu jebin karaa 64 milyan oo gini marka…
Read More » -
England
Kane mise Ronaldo? Midkee ayaa ah bartilmaameedka koowaad ee Manchester City?
(Manchester) 25 Agoosto 2021. Naadiga Manchester City ayaa wajaheysa kala doorasho ku aaddan saxiixyada xiddigaha weerarka ka ciyaara ee Harry Kane…
Read More » -
Aasiya
Kooxaha ka ciyaara Premier League oo qaar ka mid ah xiddigahooda u diidaya inay u ciyaaraan xulalkooda kulammada soo socda ee qarramada & Maamulka horyaalka oo sharraxay sababta ka dambeysa
(England) 25 Agoosto 2021. Kooxaha ka ciyaara horyaalka Premier League ayaa ka hor istaagaya inay xulalkooda u ciyaaraan xiddigaha kasoo jeeda…
Read More » -
France
Real Madrid oo dalabkii ugu horreeyay ee rasmi ah ka gudbisay xiddiga Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe… (Waa immisa lacagta ay Los Blancos u bandhigtay PSG?)
(Madrid) 25 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa u gudbisay dhiggeeda Paris Saint-Germain dalabkii ugu horreeyay ee ku aaddan…
Read More »