Day: August 24, 2021
-
England
“Waxay ahayd inuu ka tago xilli hore” – Rio Ferdinand oo ku booriyay Manchester United inay iska iibiso xiddig la hilmaamay
(Manchester) 24 Agoosto 2021. Halyeeyga Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa fikirkiisa ka dhiibtay in Phil Jones oo ah difaaca…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Liverpool oo qandaraaska u kordhisay Andy Robertson… (Imise sano ayuu saxiixay?)
(Liverpool) 24 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay qandaraas muddo dheer ah u kordhisay…
Read More » -
England
RASMI: Chelsea oo ku dhawaaqday in mid ka mid ah xiddigaheeda uu ku biiray horyaalka Talyaaniga
(London) 24 Agoosto 2021. Chelsea ayaa ku dhawaaqday in mid ka mid ah difaacyadeeda uu kaga tagay si toos ah, kaddib…
Read More » -
England
Koox Ingiriis ah oo xiiso dhab ah u muujisay Kylian Mbappe oo lagu wado inuu xagaagan ka tago Paris Saint-Germain
(Paris) 24 Agoosto 2021. Koox ka dheesha horyaalka Premier League oo aan la magacaabin ayaa lagu soo warramayaa inay xiiso…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo diyaar u ah inay dhegeysato dalabyada u imaanaya Kabtankeeda Pierre-Emerick Aubameyang
(London) 24 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa diyaar u ah inay dhegeysato dalabyada u imaanaya Weeraryahankeeda Pierre-Emerick Aubameyang.…
Read More » -
England
Philippe Coutinho oo albaabada ka xirtay kooxaha Premier League & Wakiilkiisa oo shaaciyay sababta ka dambeysa arrintaas
(Barcelona) 24 Agoosto 2021. Laacibka Barcelona ee Philippe Coutinho ayaa iska diiday u ciyaarista kooxaha Premier League kula xafiiltama naadigiisii hore…
Read More » -
England
Chelsea oo amaah ugu dhaqaaqeysa Saul Niguez & Hal caqabad oo hor taagan qorshahaas
(London) 24 Agoosto 2021. Iyadoo uu maalmihii ugu dambeeyay soo gaaray suuqa kala iibsiga qaaradda Yurub ee xagaaga, kooxda Chelsea ayaa…
Read More » -
Afrika
Mohamed Salah oo aanan xulkiisa Masar u matali doonin is reeb-reebka Koobka Adduunka & Sababta ka dambeysa oo la shaaciyay
(Liverpool) 24 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa u sheegtay xiriirka kubadda cagta dalka Masar in Mohamed Salah uusan xulka…
Read More » -
France
Paris Saint-Germain oo ay ku waajibtay inay Kylian Mbappe iska iibiso xagaagan… (Maxaa soo kordhay?)
(Paris) 24 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa heysata fursad aad u kooban oo ay xagaagan ku ceshan karto…
Read More »