Day: August 23, 2021
-
England
Robben oo doortay macalinkii ugu fiicnaa uu ka soo hoos ciyaaray… (Mourinho, Heynckes mise Guardiola?)
(Yurub) 23 Agoosto 2021. Halyeeyga reer Holland iyo kooxaha Bayern Munich, Real Madrid iyo Chelsea ee Arjen Robben, ayaa doortay tababarihii…
Read More » -
France
“Qof kasta oo wajahaya Paris Saint-Germain dhibaato ayuu la kulmi doonaa.” – Donnarumma
(Paris) 23 Agoosto 2021. Goolhayaha kooxda Paris Saint-Germain ee Gianluigi Donnarumma ayaa ka warbixiyay go’aankii uu ugu biiray PSG, kaddib…
Read More » -
England
Real Madrid oo bartilmaameedsanaysa xiddig ka tirsan Kooxda Manchester City
(Manchester) 23 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay bartilmaameed ka dhiganayso mid ka mid…
Read More » -
England
Manchester United oo mid ka mid ah xiddigaheeda amaah ku siisay Koox ka dheesha horyaalka Premier League
(Manchester) 23 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa amaah ku bixisay mid ka mid ah daafacyadeeda, waxaana ay…
Read More » -
England
Granit Xhaka oo xaqiijiyey haddii uu ka tagayo Kooxda Arsenal oo uu ku biirayo Roma
(London) 23 Agoosto 2021. Kabtanka Arsenal ee Granit Xhaka ayaa xaqiijiyey inuu heshiis cusub u saxiixay Gunners, taasoo la micno…
Read More » -
Germany
RASMI: Kooxda Bayern Munich oo heshiiska u kordhisay mid ka mid ah xiddigaheeda
(Munich) 23 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa heshiiska u kordhisay ciyaaryahankeeda Joshua Kimmich, waxaana ay ka saxiixatay…
Read More » -
England
Barcelona iyo AC Milan oo ku dagaallamaya saxiixa xiddig baxsad ka ah Manchester City
(Manchester) 23 Agoosto 2021. Inkastoo Manchester City ay si aad ah ugu mashquulsan tahay inay soo xero geliso Harry Kane oo…
Read More » -
England
Manchester City oo weli quusan la’ iyo Levy oo ku madax adeegaya Kane… (Markale iyo dalab kale)
(Manchester) 23 Agoosto 2021. Guddoomiyaha naadiga Tottenham Hotspur ee Daniel Levy ayaa wali ku adkeysanaya saxiixa Harry Kane iyadoo dhinaca kalena…
Read More » -
Germany
Heshiiska uu Erling Haaland kula jiro Borussia Dortmund oo war cusub laga soo sheegay & Kooxaha doonaya saxiixiisa oo fursad qaali ah heysta
(Dortmund) 23 Agoosto 2021. Xaaladda hadal heynta mustaqbalka Erling Haaland oo xagaagan ahayd mid deggan ayaa haatan lagu soo warramayaa inay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Xilliga ay Manchester City soo bandhigeyso taallooyinka Kompany iyo Silva oo la shaaciyay… (+ Xilliga la sameyn doono tan Sergio Aguero)
(Manchester) 23 Agoosto 2021. Waxaa goor dhow bannaanka garoonka Etihad la dhigi doonaa taalooyinka haleeyada naadiga Manchester City ee kala ah…
Read More »