Shaxda rasmiga ah kulanka London Derby Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(London) 22 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Chelsea, kuwaasoo ku ballansan ciyaar qeyb ka ah kulammada Toddobaad labaad horyaalka Premier League xilli ciyaareedka cusub ee 2021-2022.

Gunners ayaa difaac uga jirta inay guuldarreysato ciyaartii labaad oo xiriir ah furitaanka horyaalka Premier League iyadoo guuldarro kala kulantay Brentford kulankii hore, halka ay Blues guul ku furatay horyaalka iyadoo soo garaacday Crystal Palace.

Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates ku soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Chelsea kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI:

Chelsea XI

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close