Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay… (Miyaa lagu soo bilaabay Sancho & Varane?)

(Manchester) 22 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan Kooxaha Southampton iyo Man United ee horyaalka Premier League.

Martial ayaa hoggaaminaya weerarka Man Utd, halka ay keydka fadhiyaan saxiixyada cusub ee Kooxdaas Sancho & Varane.

Halkaan hoose eeg shaxda labada kooxood ay ku soo galayaan kulanka galabta:-

Southampton:

Southampton starting XI: McCarthy, Livramento, Stephens, Salisu, Perraud, Romeu, Ward-Prowse (c), Walcott, Djenepo, Adams, A. Armstrong. Subs: Forster, Bednarek, Walker-Peters, Valery, Diallo, Elyounoussi, Tella, Redmond, Long.

Man Utd:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close