Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Levante iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Spain) 22 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Levante iyo Real Madrid, kuwaasoo ku ballansan kulankooda toddobaadka labaad horyaalka La Liga xilli ciyaareedka cusub ee 2021-2022.

Kooxda Levante ayaa garoonkeeda Ciudad de Valencia ku soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Levante iyo Real Madrid kulanka horyaalka La Liga.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Levante XI:

Real Madrid XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close