Day: August 21, 2021
-
Horyaallada
Kooxaha Athletic Bilbao iyo Barcelona oo dhibaha ku qeybsaday garoonka San Mames Barria… +SAWIRRO
(Spain) 22 Agoosto 2021. Kooxaha Athletic Bilbao iyo Barcelona ayaa dhibaha ku qeybsaday garoonka San Mames Barria, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Guardiola oo muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guusha weyneyd Man City ay ka gaartay kooxda Norwich City
(Manchester) 21 Agoosto 2021. Tababaraha reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Athletic Bilbao iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 21 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Athletic Bilbao iyo…
Read More » -
Horyaallada
Muxuu Ancelotti ka yiri wararka ku saabsan in Ronaldo uu ku soo celinayo Real Madrid?
(Madrid) 21 Agoosto 2021. Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa beeniyay waxa ay warbaahinta qortay ee ah inuu doonayo in…
Read More » -
England
Man City oo gaartay guusheeda ugu horreysay Premier League xilli ciyaareedkan kaddib markii ay garaacday Norwich City… +SAWIRRO
(Manchester) 21 Agoosto 2021. Manchester City ayaa gaartay guusheeda ugu horreysay horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
Liverpool oo guul ka gaartay kooxda Burnley oo marti ugu aheyd garoonka Anfield… +SAWIRRO
(Liverpool) 21 Agoosto 2021. Liverpool ayaa guul ka gaartay kooxda Burnley oo marti ugu aheyd garoonka Anfield, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Norwich City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Manchester) 21 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo…
Read More » -
England
Chelsea oo dooneysa inay fasaxdo qaar ka mid ah xiddigaheeda kahor dhameystirka heshiiska ciyaaryahan cusub
(London) 21 Agoosto 2021. Sida laga soo xigtay khabiirka suuqa kala iibsiga ee Fabrizio Romano, Chelsea ayaa qorsheyneysa inay iska fasaxdo…
Read More » -
England
Arsenal oo shaacisay go’aankeeda ku aadan heshiiska Philippe Coutinho
(London) 21 Agoosto 2021. Arsenal ayaa shaacisay go’aankeeda ku aadan saxiixa xiddiga khadka dhexe reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Philippe…
Read More » -
Horyaallada
Benzema oo balan qaad u sameeyay taageerayaasha Real Madrid kaddib markii uu cusbooneysiiyay qandaraaskiisa kooxda
(Madrid) 21 Agoosto 2021. Karim Benzema ayaa balan qaad u sameeyay taageerayaasha kooxda Real Madrid kaddib markii uu cusbooneysiiyay qandaraaskiisa ilaa…
Read More »