Day: August 19, 2021
-
England
UEFA oo ku dhawaaqay Saddexda xiddig ee u sharaxan abaal-marinta Xiddiga Sannadka Ee Yurub
(Yurub) 19 Agoosto 2021. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay liiska musharraxiinta kama dambeysta ah ee ku…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda Juventus oo soo bandhigtay maaliyadda saddexaad ee ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub ee 2021/2022… + SAWIRRO
(Turin) 19 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa shaaca ka qaadday maaliyaddeeda cusub ee saddexaad taasoo ay ku ciyaari…
Read More » -
Germany
Robert Lewandowski oo aan ka tagi doonin Kooxda Bayern Munich Suuqa xagaagan
(Munich) 19 Agoosto 2021. Xiddiga weerarka ka ciyaara ee Robert Lewandowski ayaa lagu soo warramayaa inuusan meelna uga socon Kooxdiisa…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo doonaysa inay saxiix kale sameyso inta uusan Suuqa xirmin… (Booskee ayuu ka dheelaa laacibka ay doonayso?)
(Manchester) 19 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay weli suuqa ka doonayso inay ugu…
Read More » -
Germany
Robert Lewandowski oo soo jeediyay dareenka kooxaha Yurub isagoo doonaya ka tagista Bayern Munich
(Munich) 19 Agoosto 2021. Xiddiga weerarka ka ciyaara ee Robert Lewandowski ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo ka tagista naadigiisa Bayern Munich…
Read More » -
England
Mushaharka ay u qorsheysay, inay ka dhigeyso xiddiga ugu sarreeya Safkeeda & Sanadaha ay dooneyso Man United inay ku kordhiso qandaraaska Pogba oo la baahiyay
(Manchester) 19 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa diyaar u ah inay xiddigeeda Paul Pogba ka dhigto laacibka ugu…
Read More » -
England
Arsenal oo aad ugu dhow soo xero gelinta xiddig ay raadineysay tan iyo bilawgii xagaagan
(London) 19 Agoosto 2021. Arsenal ayaa wali dadaallo badan ugu jirta sidii ay ku heli lahayd xiddigo ay bartilmaameed ka dhigatay…
Read More » -
England
Liverpool oo wada xaajood heshiis kordhin ah la bilawday Mohamed Salah iyadoo ka dhigeysa xiddiga ugu mushaharka badan taariikhda…
(Liverpool) 19 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa bilawday wada xaajood ay heshiiska ugu kordhineyso xiddigeeda Mohamed Salah kaasoo ay…
Read More » -
England
Marcus Rashford oo usoo laabanaya Manchester United kahor xilligii la filayay
(Manchester) 19 Agoosto 2021. Xiddiga weerarka ka ciyaara ee Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inuu goor dhow kusoo laaban doono…
Read More » -
Spain
Barcelona oo go’aan ka gaartay mustaqbalka Philippe Coutinho xilli si aad ah looga deyrinayo mustaqbalkiisa
(Barcelona) 19 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa weli rog rogeysa go’aannada xiddigaha mustaqbalkooda shakiga weyn la gelinayo isla markaasna…
Read More »