Maxay ahayd sababtii uu Jurgen Klopp uga soo muuqday ciyaartii shalay isagoo aanan xirneyn ookiyaalihiisii lagu bartay?

(Liverpool) 15 Agoosto 2021. Macallinka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xalay lagu arkay isagoo aana xirneyn ookiyaalihii uu ku caan baxay kulankii ay kooxdiisa ka adkaatay naadiga Norwich ciyaartoodii ugu horreysay ee Premier League xilli ciyaareedkan.

Wargeyska The Mirror ee kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa sheegay in macallinka Jarmalka ah uu helay daaweyn indhaha ah sidaas darteedna uu uga maarmay inuu xirto ookiyaalihii lagu bartay.

Ilo ku dhow-dhow Klopp ayaa wargeyska u sheegay in dhammaadka xilli ciyaareedkiin hore uu macallinkan maray qaliin guuleystay oo dhanka indhaha ah sidaas darteedna uusan u baahneyn inuu xilli walba xirnaado ookiyaalaha, balse ay dhici karto inuu marmar u baahdo.

Si kastaba ha ahaatee, Reds ayaa shalay guul ku daah furatay horyaalka Ingiriiska xilli ciyaareedkan 2021-22 kaddib markii ay 3-0 ku xaaqday naadiga Norwich, waxaana dhinaca kale dareenka dadweynaha soo jeediyay ookiyaale la’aanta Jurgen Klopp.

Sawirradii Klopp ee ciyaartii Norwich iyo maalmihii isu diyaarinta xilli ciyaareedka isagoo ookiyaale la’aan ah:

Jürgen Klopp has rediscovered his best Liverpool playmaker, and the Premier  League should be scared - Liverpool.com

2021-2022 season English Premier League: Norwich City vs. Liverpool -  Xinhua | English.news.cn

Watch again: Jürgen Klopp's pre-Norwich press conference - Liverpool FC

Norwich City v Liverpool: Team news - Liverpool FC

Liverpool's display 'as good as it gets', says Jurgen Klopp after victory  over Norwich

Norwich vs Liverpool LIVE: Premier League updates | The Independent

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close