Day: August 15, 2021
-
Horyaallada
Barcelona oo saddexda dhibcood ka heshay kooxda Real Sociedad kulankooda furitaanka ee horyaalka La Liga… SAWIRRO
(Barcelona) 15 Agoosto 2021. Barcelona ayaa guul kaga daah furatay horyaalka La Liga ee dalka Spain, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Tottenham oo guul kaga daah furatay horyaalka Premier League kaddib markii ay ka adkaatay kooxda Man City… SAWIRRO
(London) 15 Agoosto 2021. Tottenham Hotspur ayaa guul muhiim ah kaga daah furatay horyaalka Premier League, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Real Sociedad ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Barcelona) 15 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo…
Read More » -
England
Romelu Lukaku oo u sharaxay taageerayaasha kooxda Inter sababta uu ugu biiray Chelsea
(London) 15 Agoosto 2021. Romelu Lukaku ayaa dhambaal mahadnaq ah u diray taageerayaasha Inter kadib markii uu ku soo laabtay Chelsea,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Kooxaha Tottenham iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(London) 15 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Tottenham iyo Man…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Halyeygii Germany iyo Bayen Munich ee Gerd Muller oo geeriyooda isagoo jira 75 sano
(Munich) 15 Agoosto 2021. Weeraryahankii hore ee xulka qaranka Jarmalka Gerd Muller kaasoo loo arko mid ka mid ah weeraryahannadii…
Read More » -
Wararka
Feeryahankii fariistay ee Khabib Nurmagomedov oo saxiixay qandaraaskiisii ugu horreeyay ee kubadda cagta… (Kooxdee ayuu ku biiray?)
(Russia) 15 Agoosto 2021. Khabib Nurmagomedov oo ah xiddig ka fariistay ciyaaraha feerka ee shirkadda UFC ayaa saxiixay heshiiskiisii ugu horreeyay…
Read More » -
England
Maxay ahayd sababtii uu Jurgen Klopp uga soo muuqday ciyaartii shalay isagoo aanan xirneyn ookiyaalihiisii lagu bartay?
(Liverpool) 15 Agoosto 2021. Macallinka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xalay lagu arkay isagoo aana xirneyn ookiyaalihii uu…
Read More » -
Spain
Horudhac: Barcelona vs Real Sociedad… (Bilawga waayaha Messi ka dambeeya, Depay iyo Garcia oo safan kara caawa & Xiddigo dhowr ah oo ka maqan Barca)
(Barcelona) 15 Agoosto 2021. Naadiga Barcelona ayaa kal-ciyaareedka 2021-22 ku bilaabaneysa La Liga ciyaar xiiso badan oo ay ka hor tageyso…
Read More » -
England
Horudhac: Tottenham Hotspur vs Manchester City… (Inuu Harry Kane ciyaari karo, laba xiddig oo ka maqan Citizens & Xaqiiqooyinka kulankan)
(London) 15 Agoosto 2021. Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester City ayaa ku kulamaya maanta kulanka ugu miisaanka weyn ciyaaraha asbuuca koowaad ee…
Read More »