Shaxda rasmiga ah Kooxaha Brentford iyo Arsenal ee kulanka furitaanka Premier League xilli ciyaareedka cusub ee 2021-22 oo la shaaciyay

(London) 13 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Brentford iyo Arsenal, kuwaasoo caawa ku ballansan kulanka lagu daahfurayo horyaalka Premier League kal ciyaareedka cusub ee 2021-2022.

Kooxda Brentford ayaa garoonkeeda Brentford Community ku soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Brentford iyo Arsenal kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Brentford XI: Raya, Henry, Pinnock, Jansson, Ajer, Norgaard, Canos, Janelt, Onyeka, Mbeumo, Toney

Subs: Gunnarrson, Goode, Forss, Wissa, Ghoddos, Dervisoglu, Bidstrup, Sorensen, Rasmussen

Arsenal XI: Leno, Tierney, White, Chambers, Mari, Xhaka, Lokonga, Smith Rowe, Pepe, Martinelli, Balogun

Subs: Hein, Bellerin, Saka, Maitland-Niles, Holding, Soares, Tavares, Nelson, Elneny

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close