Day: August 12, 2021
-
England
RASMI: Chelsea oo ku dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska Romelu Lukaku
(London) 12 Agoosto 2021. Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dib ula soo saxiixatay weeraryahanka reer Belgium ee Romelu…
Read More » -
England
Jorginho oo ka hadlay suurtogalnimada uu ugu guulesan karo abaal-marinta Ballon d’Or
(London) 12 Agoosto 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Chelsea ee Jorginho ayaa kursiga keydka kaga soo bilaawday kulankii Villarreal ee…
Read More » -
France
Messi oo la yaab ka sameeyay tababarka ee Paris Saint-Germain
(Paris) 12 Agoosto 2021. Xiddiga dhowaan kusoo biiray Paris Saint-Germain ee Lionel Messi ayaa maanta soo xaadiray tababarkii ugu horreeyay ee…
Read More » -
England
Raphael Varane oo dhammaystiray qaybtii labaad tijaabada caafimaadka ee Manchester United… (Miyuu diyaar u noqon doonaa kulankooda furitaanka ee Premier League?)
(Manchester) 12 Agoosto 2021. Raphael Varane ayaa la soo warinayaa inuu ka gudbay qeybtii labaad ee baaritaanka caafimaad ee Manchester…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo xaqiijiyey haddii ay Virgil van Dijk iyo Joe Gomez diyaar u noqon doonaan Liverpool kulankooda furitaanka ee Horyaalka Premier League
(Liverpool) 12 Agoosto 2021. Tababare Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyey in Virgil van Dijk iyo Joe Gomez ay diyaar u noqon…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Manchester United oo soo bandhigtay maaliyadda saddexaad ee ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub ee 2021/2022… + SAWIRRO
(Manchester) 12 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa shaaca ka qaadday maaliyaddeeda cusub ee saddexaad taasoo ay ku…
Read More » -
England
Romelu Lukaku oo ku sugan Magaalada London… (Goorma ayaa la dhammaystirayaa heshiiska uu ugu biirayo Chelsea?)
(London) 12 Agoosto 2021. Weeraryahanka Kooxda Kubadda cagta Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa gaaray Magaalada London xalay, waxaana xiddiga…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Qiimeynta xulalka kubadda cagta FIFA qaybta ragga ee bisha oo lasoo saaray… (Brazil iyo Italy oo sare u kac sameeyay, booska xulkeenna Soomaaliya uu ku jiro & Xulka hoggaaminaya)
(Zurich) 12 Agoosto 2021. Xiriirka kubadda cagta dunida ee FIFA ayaa goor dhow soo saaray diiwaanka kala sarreynta qiimeynta xulalka kubadda…
Read More » -
France
Shirkii jaraa’id ee Messi kaddib ku biiristiisii PSG oo laga fahmay shan sababood oo uu ugu biiray kooxda reer France…. (Kuma jiraan sababo la xiriira nooca qandaraaska & mushaharka)
(Paris) 12 Agoosto 2021. Lionel Messi ayaa si qeexan u sheegay dhowr sababood oo uu ku doortay ku biirista naadiga Paris…
Read More » -
France
Sergio Ramos oo farriin u diray Lionel Messi kaddib markii ay ku wada biireen Paris Saint-Germain
(Paris) 12 Agoosto 2021. Sanado badan oo ay kubadda cagta ku xafiiltamayeen kaddib, haatan Sergio Ramos iyo Lionel Messi ayaa ka…
Read More »