Day: August 11, 2021
-
England
Chelsea oo ku guuleysatay Koobka UEFA Super Cup kaddib markii ay rigoorayaal kaga qaaday Villarreal ….. + SAWIRRO
(Yurub) 12 Agoosto 2021. Kooxda Chelsea ayaa ku guulesatay Koobka UEFA Super Cup kaddib markii ay guul kaga gaartay naadiga Villarreal…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Chelsea iyo Villarreal ee UEFA Super Cup oo la shaaciyey… (Yaa ku soo bilowday?)
(Yurub) 11 Agoosto 2021. Waxaa la shaaciyey Shaxda rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan Kooxaha Chelsea iyo…
Read More » -
France
Goormee ayuu Lionel Messi u safan doonaa kulankiisa ugu horreeya kooxdiisa cusub ee Paris St Germain?
(Paris) 11 Agoosto 2021. Xiddiga reer Argantina ee Lionel Messi ayaa shaaca ka qaaday xilliga uu u safan doono kulankiisa ugu…
Read More » -
France
“Maalin walba ayaan fariin u diraa Cristiano Ronaldo si uu kooxdeenna ugu soo biiro, balse qosol ayuu iigu jawaabaa!”
(Turin) 11 Agoosto 2021. Bilawgii xagaagan, magaca Cristiano Ronaldo ayaa dhex heehaabayay wargeysyada ka faallooda suuqa kala iibsiga kahor inta aysan…
Read More » -
France
Hadafka uu ugu soo biiray PSG, dareenkii adkaa ee maalmihii lasoo dhaafay & Wax walba oo uu Lionel Messi uga hadlay shirkiisa jaraa’id
(Paris) 11 Agoosto 2021. Saxiixa cusub ee kooxda Paris Saint-Germain Lionel Messi ayaa qabtay shirkiisii jaraa’id ee ugu horreeyay ee isagoo…
Read More » -
France
Sergio Ramos oo noqon doona xiddigii ugu dambeeyay ee ka garab ciyaara Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo… (Aqriso xiddig walba oo lasoo ciyaaray labada xiddig)
(Paris) 11 Agoosto 2021. Xafiiltanka garoommada ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa wali soo soconaya wax ka badan 10 sano…
Read More » -
Champ' League
Kooxaha isku guruubka noqon kara, xilliga la sameyn doono isku aadka guruubyada iyo xilliyada la ciyaari doono, dheriyada & Wax walba oo aad uga baahan tahay tartanka Champions League
(Yurub) 11 Agoosto 2021. Waxaa haatan soconaya kulammado is reeb-reeb ah oo ay qaar ka mid ah kooxaha Yurub ciyaarayaan si…
Read More » -
Spain
Messi mise Ronald? Keebaa leh rikoorrada ugu wanaagsan ee ciyaarta El Classico?… (Ka bogo is barbar-dhig lagu sameeyay)
(Spain) 11 Agoosto 2021. El Classico oo ay ku kulmaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid waxaa loo yaqaanaa mid ka mid…
Read More » -
England
Edinson Cavani oo qarka u saaran inuu ka maqnaado Manchester United labada kulan ee ugu horreysa Premier League
(Manchester) 11 Agoosto 2021. Weeraryahanka Manchester United ee Edinson Cavani ayaa qarka u saaran inuu seego kulanka ugu horreeya horyaalka Premier…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Xaaska Lionel Messi oo xushmad darro kula kacday kooxda Barcelona kaddib ka tagistii seygeeda ee naadigan… (Maxaa dhacay?)
(Paris) 11 Agoosto 2021. Kaddib markii uu shalay Lionel Messi si rasmi ah ugu biiray kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee…
Read More »