Day: August 10, 2021
-
France
Lionel Messi oo lagu sawiray lambarka uu u xiran doono kooxdiisa cusub ee PSG
(Paris) 10 Agoosto 2021. Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi, ayaa markii ugu horreysay lagu sawiray maaliyada kooxdiisa cusub ee Paris…
Read More » -
England
“Tani waa sababta aan si adag ugu tartami doono Premier League” – Dimitar Berbatov
(Manchester) 10 Agoosto 2021. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Dimitar Berbatov ayaa rajo wanaagsan muujiyay kahor inta uusan bilaaban xilli ciyaareedka…
Read More » -
France
Neymar Jr oo fariin u diray Messi kaddib markii uu ku biiray kooxda Paris Saint-Germain
(Paris) 10 Agoosto 2021. Xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr iyo kooxda Paris Saint-Germain, ayaa soo dhoweeyay saaxiibkiis Lionel Messi, kaddib…
Read More » -
France
Muuqashadii ugu horreysey ee Messi, micnaha qoraalka ku qoran funaanadda cad & Lambarka uu ka xiran doono maaliyadda PSG
(Paris) 10 Agoosto 2021. Kaddib markii uu Lionel Messi uu si rasmi ah ugu biiray kooxda Paris Saint-Germain maanta, waxa uu…
Read More » -
France
DEG DEG: Lionel Messi oo si rasmi ah ugu biiray PSG
(Paris) 10 Agoosto 2021. Kabtankii hore ee kooxda Barcelona, Lionel Messi ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Paris Saint-Germain. Messi…
Read More » -
England
Raphael Varane oo soo gaaray xerada tababarka Manchester United si uu tijaabada caafimaadka ugu maro
(Manchester) 10 Agoosto 2021. Xiddiga difaaca dhexe ka ciyaara ee Raphael Varane ayaa gaaray xerada tababarka naadiga Manchester United ee Carrington si uu…
Read More » -
France
Immisa lacag ah ayuu Lionel Messi mushahar ahaan uga qaadan doonaa Paris Saint-Germain?
(Paris) 10 Agoosto 2021. Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ayaa sheegaya in Lionel Messi uu heshiis labo sano ah…
Read More » -
France
Lionel Messi oo ogolaaday inuu ku biiro Kooxda Paris Saint-Germain… (Goorma ayuu u duuli doonaa Magaalada Paris?)
(Barcelona) 10 Agoosto 2021. Lionel Messi ayaa ku biiraya PSG, iyadoo labada dhinaca ee Wakiillada ciyaaryahankan iyo Kooxda PSG ay…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Manchester City oo heshiis cusub oo wakhti dheer ah ka saxiixatay John Stones… + SAWIRRO
(Manchester) 10 Agoosto 2021. John Stones ayaa heshiis cusub oo shan sanadood ah qalinka ugu duugay Kooxdiisa Manchester City. Daafacan…
Read More » -
France
Imise ciyaaryahan ayay Kooxda PSG diyaar u tahay inay isaga dirto Lionel Messi dartiis?
(Paris) 10 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa diyaar u ah inay iska dirto tiro ciyaartooy ah oo mushaharaad…
Read More »