Day: August 9, 2021
-
Champ' League
Jack Grealish oo shaaca ka qaaday riyadiisa ugu weyn uu doonayo inuu ku gaaro kooxda Manchester City
(Manchester) 09 Agoosto 2021. Ciyaaryahanka cusub kooxda Manchester City ee Jack Grealish, ayaa xaqiijiyay inuu ku riyoonayo inuu kula guuleysto Champions…
Read More » -
England
Manchester United oo ku dhow inay ka faa’ideysato saxiixa xiddig muhiim ah sababa la xiriira Lionel Messi
(Manchester) 09 Agoosto 2021. Wargeyska “Daily Express” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Manchester United ay si…
Read More » -
England
Romelu Lukaku oo lagu Sawiray maaliyadda Chelsea, kana gudbay tijaabada caafimaad ee uu u maray Kooxda The Blues
(Milano) 09 Agoosto 2021. Romelu Lukaku ayaa ka gudbay tijaabada caafimaad ee uu u maray Kooxda Chelsea, waxaana lagu sawiray…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Barcelona oo shaacisay muddada uu garoommada ka maqnaan doono Sergio Agüero
(Barcelona) 09 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa goordhow shaacisay muddada uu garoomada ka maqnaan doono Weeraryahankeeda Sergio Kun…
Read More » -
Spain
“Barcelona way sii socon doontaa kaddib bixitaankii Lionel Messi” – Ronald Koeman
(Barcelona) 09 Agoosto 2021. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa carrabka ku adkeeyay inay sii socon doonto kooxda kaddib bixitaankii…
Read More » -
Spain
Muddada la filayo inuu Sergio Aguero ka maqnaan doono Kooxda Barcelona oo la sii ogaaday
(Barcelona) 09 Agoosto 2021. Weeraryahanka Kooxda Barcelona ee Sergio Aguero ayaa la filayaa inuu garoomada dhaawac kaga maqnaan doono illaa…
Read More » -
France
Lionel Messi oo maanta Tijaabada caafimaad u maraya Kooxda PSG
(Paris) 09 Agoosto 2021. Lionel Messi ayaa qarka u saaran inuu tijaabada caafimaad u maro Kooxda PSG kaddib markii uu…
Read More » -
England
Tababare Jurgen Klopp oo ka hadlay dhaawac soo gaaray Andy Robertson… (Miyuu xaqiijiyey muddada uu garoomada ka maqnaan doono?)
(Liverpool) 09 Agoosto 2021. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka ahdlay dhaawaca soo gaaray daafaca dadabka…
Read More » -
England
Macallin Jose Mourinho oo doonaya inuu Kooxda Roma keeno Weeraryahan ka tirsan Arsenal
(Rome) 09 Agoosto 2021. Macallin Jose Mourinho ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu Kooxdiisa Roma keeno Weeraryahan weyn oo…
Read More » -
Germany
Bayern Munich oo qorsheynaysa inay dib ula soo saxiixato 38-sano jirka Franck Ribery!
(Munich) 09 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee dalka Jarmalka ayaa la soo warinayaa inay dooneyso inay dib ula…
Read More »