Day: August 8, 2021
-
England
Klopp oo ka hadlay dhaawaca Robertson ka soo gaaray kulankii saaxiibtinimo ee Liverpool la ciyaartay Athletic Bilbao
(Liverpool) 08 Agoosto 2021. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa si walwal ah kaga hadlay xaalada Andy Robertson, kaasoo…
Read More » -
England
Xiddig hore Chelsea ah oo ku dhaleeceeyay maamulka kooxda isku dayga ay ku doonayaan saxiixa Lukaku
(London) 08 Agoosto 2021. Halyeeyga kooxda Chelsea ee Glen Johnson ayaa ku dhaleeceeyay maamulka Blues inay isku dayaan la soo saxiixashada…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Barcelona oo xaqiijisay dhaawaca Sergio Aguero
(Barcelona) 08 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijisay dhaawac Weeraryahankeeda dhowaangalka ee Sergio Aguero. Naadiga reer Spain ee Barca…
Read More » -
England
Manchester City oo diyaarineysa dalab cajiib ah oo ay kula soo saxiixaneyso Harry Kane
(Manchester) 08 Agoosto 2021. Wargeyska “Daily Express” ee dalka England ayaa daaha ka qaaday in Manchester City ay diyaarineyso dalab cajiib…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo ka jawaabay in Kooxda Barcelona ay mushahar dhimis kale weydiisatay Khamiistii
(Barcelona) 08 Agoosto 2021. Lionel Messi ayaa si rasmi ah u qabtay shirkii jaraa’id ee maanta uu ku macsalaameynayey taageerayaasha…
Read More » -
Spain
“Waa wakhtigii ugu adkaa waayahayga ciyaareed, mana fileynin inaan ka tagayo Barcelona” – Lionel Messi oo qabtay Shirkii jaraa’id ee tiiraanyada lahaa
(Barcelona) 08 Agoosto 2021. Lionel Messi ayaa si rasmi ah u qabtay shirkii jaraa’id ee maanta uu ku macsalaameynayey taageerayaasha…
Read More » -
Spain
Sergio Aguero oo Jawaab ka bixiyey wararka sheegaya in bixitaanka Lionel Messi awgeed uu uga tagayo Kooxda Barcelona
(Barcelona) 08 Agoosto 2021. Sergio Aguero ayaa jawaab cad ka bixiyey wararka sheegayay in bixitaanka Lionel Messi darteed uu durba…
Read More » -
England
Inter Milan oo beddelka Romelu Lukaku ka dhex aragta Kooxda Manchester United
(Milan) 08 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee ka dhisan dalka Talyaaniga ayaa la soo warinayaa inay beddelka Weeraryahan…
Read More » -
England
Kaddib markii uu Sterling iska diiday ku biirista Tottenham, Manchester City oo xiddig kale ka qayb gelineysa qorshaha ay kusoo qaadaneyso Harry Kane
(Manchester) 08 Agoosto 2021. Kooxda Manchester City ayaa si aad ah u baacsaneysa saxiixa weeraryahanka Tottenham Hotspur ee Harry Kane, balse…
Read More » -
England
Goormee ayuu Romelu Lukaku tijaabada caafimaad u mari doonaa Chelsea?
(London) 08 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa soo iibsashada Romelu Lukaku kala heshiisay naadiga Inter Milan, waxaana haatan xiddiga…
Read More »