Day: August 6, 2021
-
France
Xilliga Messi uu ku biirayo PSG, sanadaha heshiiska ee uu saxiixayo & lambarka uu u xiran doono oo la sii ogaaday
(Paris) 06 Agoosto 2021. Warar hordhac ah ayaa ka soo baxaya in Lionel Messi uu ku sii jeedo magaalada Paris, si…
Read More » -
France
Pochettino oo ku dhawaaqay in Paris Saint-Germain ay dooneyso saxiixa Lionel Messi
(Paris) 06 Agoosto 2021. Tababaraha Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa xaqiijiyay in kooxda ay dooneyso saxiixa Lionel Messi, kaasoo si…
Read More » -
England
Miyeey Man United u tartami kartaa hanashada Premier League? Tababare Solskjær ayaa ka jawaabaya
(Manchester) 06 Agoosto 2021. Tababaraha reer Norway ee Ole Gunnar Solskjær ayaa aaminsan in kooxdiisa Manchester United tartami karto hanashada horyaalka…
Read More » -
Spain
“Maslaxada Barcelona ayaa ka muhiimsan wax walba, xitaa haddii uu yahay Messi” – Joan Laporta
(Barcelona) 06 Agoosto 2021. Madaxweynaha Barcelona Joan Laporta ayaa sheegay in Maslaxada kooxda ay ka muhiimsan tahay wax walba, xitaa haddii…
Read More » -
Spain
Miyuu codsigii Joan Laporta uu sabab u ahaa inuu burburo heshiiskii Lionel Messi ee Kooxda Barcelona?
(Barcelona) 06 Agoosto 2021. Wararka ka imaanaya gudaha Spain maanta oo Jimco ah, ayaa waxay shaaca ka qaadeen codsigii ugu dambeeyay…
Read More » -
England
Man Cirty mise PSG, waa tee Kooxda haatan ugu cad-cad inay la wareegto Lionel Messi, kaddib markii uu ka tagay Barcelona?
(Yurub) 06 Agoosto 2021. Barcelona ayaa xalay si lama filaan ah ugu dhawaaqday in Lionel Messi uu ka tagay kooxda, kaddib…
Read More » -
England
James Rodríguez oo si kulul kaga hadlay ka tagista Lionel Messi ee kooxda Barcelona
(Yurub) 06 Agoosto 2021. Xiddigii hore kooxda Real Madrid ee James Rodríguez in Barcelona ay dhibaato badan soo gaari doonto kaddib…
Read More » -
England
Wakiilka Lukaku oo diray fariin dahsoon oo ku saabsabsan mustaqbalkiisa Inter xilli ay Chelsea xiiseyneyso
(Milano) 06 Agoosto 2021. Wakiilka Romelu Lukaku ee Federico Pastorello ayaa diray fariin dahsoon xilli ay Chelsea xiiseyneyso adeega Lukaku. Wararka…
Read More »