Day: August 3, 2021
-
England
RASMI: Fabinho oo heshiiska u kordhiyey Kooxdiisa Liverpool… (Imise sano ayuu saxiixay?)
(Liverpool) 03 Agoosto 2021. Kooxda reer England ee Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay cusboonaysiisay qandaraaska laacibkeeda reer Brazil…
Read More » -
England
Frank Leboeuf oo saadaaliyay in xiddig bar-tilmaameed u ah Real Madrid uu ku biirayo kooxda Chelsea
(London) 03 Agoosto 2021. Xiddigii hore Chelsea ee Frank Leboeuf ayaa u sharaxay in daafaca reer France Jules Conde iyo kooxda…
Read More » -
England
Harry Kane oo maalintii labaad ka maqan tababarka Kooxda Tottenham… (Halkee ayay wax marayaan?)
(London) 03 Agoosto 2021. Sida wararku ay sheegayaan Weeraryahan Harry Kane ayaa maalintii labaad oo xiriir ah ka maqan tababarka…
Read More » -
England
War cusub oo laga helayo dhaawacii soo gaaray Thomas Partey, miyuu Kooxdiisa Arsenal ka maqnaanayaa kulanka furitaanka horyaalka Premier League?
(London) 03 Agoosto 2021. War cusub ayaa laga helayaa dhaawacii soo gaaray ciyaaryahanka Kooxda Arsenal ee Thomas Partey, iyadoo si…
Read More » -
France
Kooxda PSG oo markaan indhaha ku haysa Kalidou Koulibaly… (Miyey ka garab ciyaarsiin doontaa Sergio Ramos?)
(Paris) 03 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa la soo warinayaa inay markaan indhaha ku hayso Kalidou Koulibaly oo ay…
Read More » -
England
Liverpool, Chelsea mise Barcelona, waa tee Kooxda iminka ugu cad-cad inay la wareegto Ciyaaryahan Saul Niguez?
(Madrid) 03 Agoosto 2021. Kooxo waa weyn oo ka dhisan qaaradda Yurub sida Liverpool, Chelsea, Man United, Barcelona iyo kuwo…
Read More » -
England
Macallin Jose Mourinho oo awoodi waayay inuu Arsenal ku qanciyo inay ka iibiso Granit Xhaka & Laacibka uu beddelkiisa u dhaqaaqayo oo la ogaaday
(Rome) 03 Agoosto 2021. Macallin Jose Mourinho ayaa la soo warinayaa inuu awoodi kari waayey inuu Arsenal ku qanciyo inay…
Read More » -
France
Warbaahinta Faransiiska oo sheegtay halka uu Kylian Mbappe ka ciyaari doono fasalka soo aaddan… (Miyuu u dhaqaaqayaa Madrid?)
(Paris) 03 Agoosto 2021. Mustaqbalka weeraryahanka Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa ka mid ah cinwaannada ugu hadal heynta badan suuqa…
Read More » -
England
Inter Milan oo si deg deg ah kaga jawaabtay dalab ku kacayay lacag tiro badan iyo ciyaaryahan oo ay Chelsea ka gudbisay Romelu Lukaku
(Milan) 03 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa dalab qiimo badan ka heshay dhiggeeda Chelsea kaasoo lagu doonayay saxiixa…
Read More »