Day: August 2, 2021
-
Horyaallada
RASMI: Giorgio Chiellini oo heshiiska u kordhiyey Kooxdiisa Juventus… (Imise sano ayuu saxiixay?)
(Turin) 02 Agoosto 2021. Juventus ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay qandaraaska u kordhisay kabtanka kooxda ee Giorgio Chiellini. Giorgio…
Read More » -
England
Miyay Manchester United isaga hartay heshiiskii Kieran Trippier? Waxaa ka jawaabaya Fabrizio Romano
(Manchester) 02 Agoosto 2021. Suxufiga dhanka suuqa kala iibsiga lagu qaddariyo ee Fabrizio Romano ayaa shaaca ka qaaday go’aanka kooxda Manchester…
Read More » -
Afrika
RASMI: Kooxda Horseed SC oo 41 sano kaddib ku guuleysatay horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 02 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa 41-sano kaddib ku guuleysatay Horyaalka Somali Premier League xilli ciyaareedkan 2020-21.…
Read More » -
England
DEG DEG: Harry Kane oo aan soo xaadirin Tababarkii maanta ee Kooxdiisa Tottenham xilli la la xiriirinayo Manchester City
(Manchester) 02 Agoosto 2021. Harry Kane ayaan ka soo muuqan tababarkii Tottenham ee lagu waday inuu saaka ka soo muuqdo…
Read More » -
England
Kooxda Man United oo kalsooni ku qabta inay Chelsea ku garaaci doonto saxiixa Erling Haaland
(Manchester) 02 Agoosto 2021. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo gudaha dalka Ingiriiska, Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa kalsooni…
Read More » -
France
Kooxda Lille oo garaacday PSG, kuna guuleysatay Koobka Trophee des Champions markii ugu horreysay Taariikhdeeda
(Tel Aviv) 02 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Lille ayaa garaacday naadiga PSG, waxaana ay ku guuleysatay Koobka Trophee des…
Read More » -
Spain
Mid ka mid ah daafacyada Kooxda Barcelona oo ogolaaday inuu ka tago Garoonka Camp Nou
(Barcelona) 02 Agoosto 2021. Mid ka mid ah daafacyada Kooxda Barcelona ayaa la soo warinayaa inuu ogolaaday inuu isaga tago…
Read More » -
England
Arsenal oo Kooxda Everton kula dagaalamaysa saxiixa xiddig ka tirsan xulka qaranka Mareykanka
(London) 02 Agoosto 2021. Sida wararku ay tilmaamayaan kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa naadiga Everton kula dagaalamaysa saxiixa xiddig ka…
Read More » -
England
Jack Grealish oo ka soo laabtay Fasaxii uu ku maqnaa si uu ula kulmo Kooxda Manchester City
(Manchester) 02 Agoosto 2021. Jack Grealish ayaa la soo sheegayaa inuu qarka u saaran yahay inuu la kulmo Kooxda Manchester…
Read More » -
England
Mid ka mid ah xiddigaha Kooxda Chelsea oo tagaya London, kuna sii jeeda dalka Spain… (Waa kee xiddigaasi?)
(London) 02 Agoosto 2021. Sida wararku ay sheegayaan mid ka mid ah xiddigaha Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa lagu wadaa…
Read More »