Day: August 1, 2021
-
England
Tababare Arteta oo ka hadlay wararka Xhaka la xiriirinaya inuu ku biirayo kooxda Roma
(London) 01 Agoosto 2021. Magaca ciyaaryahanka kooxda Arsenal ee Granit Xhaka ayaa lala xiriiriyay inuu u dhaqaaqi karo naadiga reer…
Read More » -
England
Arsenal oo ku wargalisay Inter go’aankeeda ku aadan bixitaanka Héctor Bellerín
(London) 01 Agoosto 2021. Arsenal ayaa siisay Inter Milan war ay ku faraxdo si ay kula soo saxiixato Héctor Bellerín heshiis…
Read More » -
England
Man United oo qarka u saran in Liverpool ay ku garaacdo saxiixa xiddiga kooxda Atletico Madrid ee Saúl Ñíguez
(Manchester) 01 Agoosto 2021. Manchester United ayaa ku guuleysatay inay Liverpool kaga sarreyso loolanka loogu jiro saxiixa xiddiga kooxda Atletico…
Read More » -
England
Wargeyska ESPN oo sheegay saddex ciyaaryahan oo uu saxiixooda doonayo Macallin OGS si ay baddel ugu noqdaan Paul Pogba
(Manchester) 01 Agoosto 2021. Naadiga Manchester United ayaa lasoo warinayaa inay isu diyaarineyso la’aanta Paul Pogba iyadoo haatan macallinka naadiga ee…
Read More » -
England
Manchester United oo mid ka mid ah xiddigaheeda ku abaal-marineysa qandaraas cusub kaddib bandhig wacan oo uu ka sameeyay Euro 2020
(Manchester) 01 Agoosto 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xagaagan si aad ah uga mashquulsan suuqa kala iibsiga balse waxay…
Read More » -
England
Tottenham iyo Atalanta oo ku heshiiyay iibka Cristian Romero & Hal caqabad oo hor taagan in heshiiska la dhammeystiro
(London) 01 Agoosto 2021. Kooxaha kubadda cagta ee Tottenham Hotspur iyo Atalanta ayaa ku heshiiyay iibka xiddiga difaaca ka ciyaara ee Cristian Romero…
Read More » -
England
Wakiillada Saul Niguez oo u duulaya Ingiriiska & hoggaanka loollankiisa oo Liverpool lagala wareegay
(Madrid) 01 Agoosto 2021. Wakiillada xiddiga khadka dhexe uga ciyaara naadiga Atletico Madrid ee Saul Niguez ayaa lagu soo warramayaa…
Read More »