Sergio Aguero oo billaabay tababarka Barcelona… + (Sawirro & Farriintii ugu horreysay ee uu diray)

(Barcelona) 31 Luulyo 2021. Sergio Aguero ayaa soo xaadiray tababarka naadiga Barcelona kahor xilligaa lagu jadwaleeyay inuu soo laabto isagoo si aad ah u muujiyay inuu doonayo ka qayb qaadashada kulammada isu diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Saxiixa cusub ee Barca ayaa qayb ka ahaa safkii xulka Argentina u gacan geliyay tartanka Copa America ee xagaagan lagu qabtay dalka Brazil, waxayna kooxda reer Spain siisay fasax dheer inkastoo uu isaga qayb kasoo jiray fasaxiisa, waxaana haatan uu sameynayaa tababar gaar ah.

“Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan billaabo tababarka waxaana u kululahay inaan la kulmo xiddigaha isku kooxda nahay” ayuu yiri Aguero oo maalmihii lasoo dhaafay fasax ku qaadanahay Ibiza.

Si kastaba ha ahaatee, Aguero ayaa ka mid ah afar saxiix oo illaa haatan ay sameysay Barcelona isagoo si bilaash ah ugu soo biiray kaddib markii uu dhacay qandaraaskii uu kula joogay Barcelona.

Daawo sawirrada:-

May be an image of 1 person, standing and outdoors

May be an image of 1 person, standing, outdoors and text that says 'beko beko eko beko 0 D beko beko'

Roy Nemer on Twitter: "Copa America winner with Argentina, Sergio Agüero  ended his holidays early and is already training in Barcelona.… "

May be an image of 1 person, standing and outdoors

May be an image of 1 person, playing a sport and grass

May be an image of 1 person, playing a sport, outdoors and text that says 'beko'

May be an image of 1 person, standing, outdoors and text that says 'beko Applianc H'

May be an image of 1 person, standing, shorts and outdoors

May be an image of 2 people and outdoors

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close