Deg Deg: Mid ka mid ah xiddigaha udub-dhexaadka u ah AC Milan oo laga helay Korona Fayras

(Milan) 31 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa xaqiijiya in xanuunka Korona Fayras laga helay xiddigeeda khadka dhexe ka ciyaara ee Ismaël Bennacer.

Baaritaankii ugu dambeeyay ee la xiriira KOOFID19 ee lagu sameeyay xiddigaha naadiga Milan ayaa lagu xaqiijiyay in kubbad burburiyaha reer Algeria laga helay xanuunka faafa ee Korona.

Stefano Pioli comments on Bennacer's availability against Bologna

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close