Day: July 31, 2021
-
England
RASMI: Kiiskii Saddexaad ee Korona Fayras oo laga helay kooxda Real Madrid
(Madrid) 31 Luulyo 2021. Real Madrid ayaa soo saartay bayaan rasmi ah, si ay ugu dhawaaqdo in xiddig cusub oo…
Read More » -
England
Carragher oo digniin ku saabsan Van Dijk u diray Liverpool kahor inta uusan bilaaban horyaalka Premier League
(Liverpool) 31 Luulyo 2021. Halyeeyga Liverpool Jamie Carragher ayaa aaminsan in Reds ay tahay inay u samirto xiddiga reer Holland ee…
Read More » -
England
Halyeey Arsenal ah oo kula taliyay kooxda inay Tammy Abraham kala soo wareegaan Chelsea
(London) 31 Luulyo 2021. Halyeeyga kooxda Arsenal Nigel Winterbourne ayaa kula taliyay Gunners inay lasoo saxiixato weeraryahanka naadiga Chelsea ee…
Read More » -
England
Miyey Kooxda Astona Villa soo aqbashay dalabkii qiimaha sare ee ay Manchester City ka gudbisay Jack Grealish?
(Birmingham) 31 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Aston Villa ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay aqbasho dalabka 100…
Read More » -
France
Goormee ayay Real Madrid wada-xaajood la billaabi doontaa Paris Saint-Germain si ay kaga soo qaadato Kylain Mbappe?
(Madrid) 31 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo soo xero gelinta xiddiga naadiga Paris Saint-Germain…
Read More » -
Italy
Deg Deg: Mid ka mid ah xiddigaha udub-dhexaadka u ah AC Milan oo laga helay Korona Fayras
(Milan) 31 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa xaqiijiya in xanuunka Korona Fayras laga helay xiddigeeda khadka dhexe ka…
Read More » -
Spain
Wargeys kasoo baxa Spain oo shaaciyay qorshaha rasmiga ah ee ay Barcelona ka leedahay Griezmann iyo Coutinho inuusan ahayn in la iibiyo… (Maxay tahay sababta?)
(Barcelona) 31 Luulyo 2021. Xiddigaha kala ah Antoine Griezmann iyo Philippe Coutinho ayaa hoggaaminayay diiwaanka xiddigaha shakiga weyn uu ku jiray mustaqbalkooda…
Read More » -
England
Manchester United oo xaqiijisay qalliinka uu Marcus Rashford mari doono & Xilliga uu garoommada kusoo laaban doono oo la baahiyay
(Manchester) 31 Luulyo 2021. Naadiga Manchester United ayaa war qoraal ah oo ay soo dhigtay barta ay Internet-ka ku leedahay ku…
Read More » -
Spain
Sergio Aguero oo billaabay tababarka Barcelona… + (Sawirro & Farriintii ugu horreysay ee uu diray)
(Barcelona) 31 Luulyo 2021. Sergio Aguero ayaa soo xaadiray tababarka naadiga Barcelona kahor xilligaa lagu jadwaleeyay inuu soo laabto isagoo si…
Read More » -
England
“Messi miyaa sidaan u qurux badan!?” – Peter Crouch oo kashifay sheeko uu Rio Ferdinand ka baahiyay hab-dhaqankii CR7 xilligii uu ku sugnaa Man United
(Yurub) 31 Luulyo 2021. Doodda ah midka fiican Cristiano Ronaldo ama Lionel Messi ayaa ah mid soo jirtay dhowr iyo tobankii…
Read More »