Day: July 30, 2021
-
England
RASMI: Kooxda Arsenal oo ku dhawaaqday saxiixa Ben White
(London) 30 Luulyo 2021. Arsenal ayaa ku dhawaaqday maanta oo jimce ah saxiixa ciyaaryahanka reer England Ben White oo ay kala…
Read More » -
England
Milan oo wadahadal la furaysa Chelsea si ay kaga hesho badelka Hakan Çalhanoğlu
(Milano) 30 Luulyo 2021. Kooxda reer Talyaani ee AC Milan ayaa wadahadal la gashay maamulka naadiga reer England ee Chelsea,…
Read More » -
England
“Kooxda waxay noqotay awood la’aan kaddib bixitaankii Ramos iyo Varane” Xiddig hore Real Madrid ah
(Madrid) 30 Luulyo 2021. Xiddigii hore kooxda Real Madrid ee Predrag Mijatović ayaa sheegay in Real Madrid noqotay mid aan…
Read More » -
England
Halyeey Manchester United ah oo uga digay kooxda inay iibiyaan Paul Pogba
(Manchester ) 30 Luulyo 2021. Qandaraaska Paul Pogba ee kooxda Man United ayaa wuxuu dhacayaa xagaaga 2022, kooxdana waxay dooneysaa inay…
Read More » -
England
Waa kee xiddiga ka tirsan kooxda Atletico Madrid ee isku diyaarinaya inuu ku biiro Manchester United?
(Madrid) 30 Luulyo 2021. Wargeyska “The Telegraph” ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa soo wariyay in daafaca midig kooxda reer Spain…
Read More » -
England
Van Dijk oo fariin qiiro leh u diray taageerayaasha Liverpool kaddib markii uu ku soo laabtay garoomada
(Liverpool) 30 Luulyo 2021. Daafaca Liverpool Virgil van Dijk ayaa fariin qiiro leh u diray jamaahiirta kooxda Reds iyo saaxiibadiisa, kaddib…
Read More »