Day: July 29, 2021
-
England
Sergio Ramos oo fariin u diray Raphaël Varane kaddib markii uu ka tagay Real Madrid
(Paris) 29 Luulyo 2021. Sergio Ramos ayaa fariin u diray xiddiga reer France ee Raphaël Varane, kadib markii uu ku biiray…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WARBIXIN: Ninkii daqarrada badnaa, Sheydaan Geesa leh, King Kong & Naynaasyada cajiibka ah ee uu leeyahay Prof. Georgio Chiellini!
(Turin) 29 Luulyo 2021. Warbixintaan waxaan kaga hadli doonnaa waxyaabo cajiib ah oo ku saabsan daafaca magacyada badan ee kooxda…
Read More » -
Spain
Kaddib markii ay heshiis cusub ka saxiixatay Dani Carvajal waa kee ciyaaryahanka xiga oo ay Los Blancos doonayso inay qandaraaska u kordhiso?
(Madrid) 29 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa heshiis cusub ka saxiixatay maanta xiddigeeda Dani Carvajal, waxaana uu daafacan qalinka ugu…
Read More » -
Germany
WARBIXIN: Ciyaaryahanka qura ee uu Lionel Messi ka codsaday Funaanaddiisa, mid uu u diiday Maaliyaddiisa & Labada Laacib ee uu Leo ka qoomamaynayo inuusan ka codsan Maaliyadahoodii?
(Barcelona) 29 Luulyo 2021. Warbixintaan waxaan kaga hadli doonnaa waa kuma ciyaaryahanka qura ee uu Lionel Messi ka codsaday funaanaddiisa…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Real Madrid oo heshiis cusub ka saxiixatay Dani Carvajal… (Imise sano ayuu qalinka ugu duugay Los Blancos?)
(Madrid) 29 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa heshiis cusub ka saxiixatay xiddigeeda Dani Carvajal, waxaana uu daafacan qalinka ugu…
Read More » -
England
Kooxda AC Milan oo bartilmaameed ka dhiganaysa xiddig ka tirsan Chelsea
(Milan) 29 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta AC Milan ee ka dhisan dalka Talyaaniga ayaa la soo warinayaa inay bartilmaameedsanayso…
Read More » -
Spain
Dani Carvajal oo aqbalay heshiis cusub oo ay usoo bandhigtay Real Madrid… (Immisa sano ayuu lasii joogi doonaa Los Blancos?)
(Madrid) 29 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid iyo difaaceeda midig ee Dani Carvajal ayaa isku waafaqay in la kordhiyo…
Read More » -
England
Maxay u baahan tahay Arsenal si ay ula soo saxiixato James Maddison?
(London) 29 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa si aad ah u xiiseyneysa lasoo saxiixashada xiddiga khadka dhexe kaga ciyaara…
Read More » -
Spain
Ma dhab baa inuu Lionel Messi u yimid dalka Spain inuu heshiis cusub u saxiixo kooxda Barcelona
(Barcelona) 29 Luulyo 2021. Lionel Messi ayaa lagu soo warramayaa inuu kusoo laabtay magaalada Barcelona si uu heshiis cusub ugu saxiixo…
Read More » -
Italy
Wargeyska Sky Italia oo sheegay xilliga uu Christian Eriksen kusoo laabanayo xerada tababarka Inter Milan
(Milan) 29 Luulyo 2021. Xiddiga Inter Milan ee Christian Eriksen ayaa lagu soo warramayaa inuu goor dhow kusoo laabanayo xerada tababarka ee…
Read More »