Day: July 28, 2021
-
France
Mbappé oo rajo beel ku riday kooxda Real Madrid kaddib waraysi xiiso leh uu bixiyay
(Paris) 28 Luulyo 2021. Waxay umuuqataa in weeraryahanka reer France iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé uu go’aansaday inuu…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo qarka u saran inay dhameystirto heshiiska daafac muhiim ka ah Yurub
(London) 28 Luulyo 2021. Fabrizio Romano oo ah khabiir ku xeel dheer suuqa kala iibsiga Yurub ayaa shaaca ka qaaday dalabka…
Read More » -
England
Hector Bellerin oo u sheegay Arsenal go’aankiisa kaga aadan ku biirista kooxda Inter Milan
(London) 28 Luulyo 2021. Sida laga soo xigtay war sidaha “Tuttosport”, daafaca dambeedka midig ee reer Spain Hector Bellerin ayaa…
Read More » -
England
Man United oo dhageysaneysa dalabaadka u imaanaya sagaal ka mid ah xiddigaheeda safka koowaad & Xilliga ay go’aan ka gaareyso mustaqbalka Pogba oo la shaaciyay
(Manchester) 28 Luulyo 2021. Wargeyska ESPN qaybtiisa Ingiriiska ayaa sheegay inay Manchester United dhageysan doonto dalabaadka u imaanaya sagaal xiddig oo…
Read More » -
England
Liverpool oo jidkii ugu dambeeyay u mareysa soo xero gelinta Saul Niguez… (Muxuu yahay qorshaha xiga?)
(Liverpool) 28 Luulyo 2021. Kaddib markii uu si aanan la shaacin u burburay wada-hadalladii u dhexeeyay Barcelona iyo Atletico Madrid kaasoo…
Read More » -
England
Barcelona oo diyaar u ah inay dhexda u gasho qorshaha ay Tottenham ku dooneyso saxiixa xiddig ay iska leedahay Juventus
(Barcelona) 28 Luulyo 2021. Agaasimaha farsamada naadiga Tottenham Hotspur ee Fabio Paratici ayaa howl adag ugu jira dhib u dhiska naadiga Spurs…
Read More » -
England
Arsenal oo si lama filaan ah ugu dhaqaaqday saxiixa Lautaro Martinez… (Immisa ayay ku dooneysaa saxiixiisa?)
(London) 28 Luulyo 2021. Naadiga Arsenal ayaa dadaallo badan ka sameyneysa suuqa xagaagan si ay u xoojiso safkeeda isla markaasna ay…
Read More » -
England
Kaalintee ayuu Raphael Varane kaga jiraa xiddigaha qiimaha ugu badan kaga tagay Real Madrid?
(Madrid) 28 Luulyo 2021. Kooxaha kubadda cagta Real Madrid iyo Manchester United ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay inay ku heshiiyeen…
Read More »