Day: July 25, 2021
-
Horyaallada
Romelu Lukaku oo go’aamiyay wararka xanta ah ee ku aadan inuu ku biirayo kooxda Chelsea
(Milano) 25 Luulyo 2021. Wargeyska “Daily Express” ee dalka England ayaa wariyay in kooxda Chelsea ay dalab ka gudbisay weeraryahanka reer…
Read More » -
Italy
Mourinho oo qorsheynaya inuu dalab ka gudbiyo mid ka mid ah daafacyada ugu muhiimsan ee kooxda Barcelona
(Roma) 25 Luulyo 2021. Sida lagu sheegay warbixin uu qoray wargeyska “Sport” ee dalka Spain, Kooxda kubadda cagta Roma ayaa…
Read More » -
England
Macallinka Kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel oo ku guuleystay abaal-marinta Tababaraha sanadka Jarmalka… (Yuu ku garaacay?)
(London) 25 Luulyo 2021. Thomas Tuchel ayaa ku guuleystay abaal-marinta tababaraha sanadka Jarmalka ee Germany’s Manager of the Year sida…
Read More » -
Germany
Robert Lewandowski oo sanadkii labaad oo xiriir ah ku guuleystay Abaal-marinta…
(Munich) 25 Luulyo 2021. Robert Lewandowski ayaa loo codeeyey ciyaaryahanka sanadka Jarmalka ee Germany’s Footballer of the Year. Waa sanadkii…
Read More » -
England
Bayern Munich oo xiiseynaysa mid ka mid ah Weeraryahannada Kooxda Chelsea… (Miyey Blues ka iibin doontaa?)
(Munich) 25 Luulyo 2021. Bayern Munich ayaa la soo warinayaa inay xiiseynayso mid ka mid ah weeraryahnada Kooxda kubadda cagta…
Read More » -
Spain
Muxuu Memphis Depay ka yiri inuu kulankiisii ugu horreeyey u ciyaaray Kooxda Barcelona?
(Barcelona) 25 Luulyo 2021. Memphis Depay ayaa ka hadlay kulankiisii ugu horreeyey oo uu ciyaaray kooxdiisa cusub ee Barcelona, waxaana…
Read More » -
England
Macallin Ole Gunnar Solskjaer oo xaqiijiyey dhaawaca mid ka mid ah xiddigaha Kooxda Manchester United
(Manchester) 25 Luulyo 2021. Ka hor xilli ciyaareedka cusub ee 2021-22 Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ogaatay in uu…
Read More » -
England
Tottenham oo baddelka Harry Kane ka baadi goobeysa Manchester United & qiimaha lagu heli karo xiddiga ay dooneyso oo la shaaciyay
(London) 25 Luulyo 2021. Maadaama uu shaki weyn ku jiro mustaqbalka Harry Kane, naadiga Tottenham Hotspur ayaa baadi goob ugu jirta…
Read More » -
England
Chelsea iyo Manchester City oo ku dagaallamaya laacib khadka dhexe kaga ciyaara Barcelona
(England) 25 Luulyo 2021. Kooxaha kubadda cagta ee Manchester City iyo Chelsea ayaa waddada ku sugaya xiddigaha ay Barcelona iska iibineyso…
Read More » -
Italy
Maamulka Juventus oo war cad kasoo saaray mustaqbalka Cristiano Ronaldo & Xilliga uu kasoo laabanayo fasaxiisa xagaaga
(Turin) 25 Luulyo 2021. Madaxweyne ku xigeenka kooxda Juventus ee Pavel Nedved ayaa xalay ka hadlay mustaqbalka Cristiano Ronaldo xilli Kabtank…
Read More »