Lionel Messi oo maanta oo kale la wareegay lambarka 10-aad ee maaliyadda Barcelona… (Immisa gool ayuu Barca u dhaliyay inta uu xiran yahay lambarkan?)

(Barcelona) 24 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa Lionel Messi u xirtay lambarka 10-aad ee maaliyaddeeda maanta oo kale sanadkii 2008.

Barca ayaa 24-kii July sanadkii 2008 si rasmi ah u shaacisay in lambarka 10-aad ee kooxda lagu wareejiyay Messi oo 21-sano jir ahaa xilligaas kaddib markii uu kooxda ka tagay Ronaldinho oo lambarkaas xirnaa intii u dhexeysay 2003 ilaa 2008.

Kabtanka xulka qaranka Argentina ayaa Blaugrana u dhaliyay wax ka badan 600 gool tan iyo markii uu xirtay lambarka 10-aad ee naadiga xagaagii 2008.

Barcelona: Barcelona not able to sell Messi in January | Marca

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close