Day: July 24, 2021
-
England
Muxuu tababare Solskjaer ka yiri wadahadalada u dhexeeya Paul Pogba iyo Manchester United?
(Manchester) 24 Luulyo 2021. Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa ka hadlay wadahalada u dhexeeya maamulka kooxda iyo Paul Pogba,…
Read More » -
Germany
“Haaland wuu ka fog yahay heerka Mbappé” – Xiddig hore kooxda Borussia Dortmund ah
(Dortmund) 24 Luulyo 2021. Xiddigii hore ee Borussia Dortmund Jürgen Kohler ayaa xaqiijiyay in dhaliyaha reer Norway ee Erling Haaland…
Read More » -
England
Antoine Griezmann oo ku wargaliyay Barcelona kooxda uu doonayo inuu u dhaqaaqo
(Barcelona) 24 Luulyo 2021. Wargeyska “Sport” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Antoine Griezmann uusan dooneynin inuu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Inuu Shumac shidan jiray, inuu sariir la’aan ahaa yaraantiisii, shaqadii adkayd ee uu qaban jiray Aabihiis, Gurigiisa qasriga ah & Lacagaha Malaayiinta dollar ah ee uu Neymar Jr ku iibsaday Diyaarad Helicopter ah!
(Rio de Janeiro) 24 Luulyo 2021. Warbixinteenna waxaan ku soo qaadanaynaa inuu Shumac shidan jiray, inuu sariir la’aan ahaa yaraantiisii,…
Read More » -
England
Fernandes, Maguire, Cavani & 12-ka xiddig ee uu Macallin Ole Gunnar Solskjaer keenay Kooxda Manchester United
(Manchester) 24 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa Maanta heshiis cusub ka saxiixatay Tababaraheeda Ole Gunnar Solskjaer, waxaana…
Read More » -
Ameerika
WARBIXIN: Keligiis ayuu Koox dhan Taageere u ahaa, illaa markii dambe uu Guddoomiye u noqday isla kooxdii, koobna la qaaday!!
(Recife) 24 Luulyo 2021. Warbixinteenna maanta waxaan ku eegi doonnaa qiso yaab leh oo ku saabsan nin keligii taageerayay koox…
Read More » -
Spain
Memphis Depay oo kulankiisii ugu horreeyey caawa u safan kara Kooxdiisa cusub ee Barcelona
(Barcelona) 24 Luulyo 2021. Ciyaaryahan Memphis Depay ayaa kulankiisii ugu horreeyey u safan kara caawa Kooxdiisa cusub ee Barcelona kulanka…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Manchester United oo qandaraaska u kordhisay Macallinkeeda Ole Gunnar Solskjaer… (Imise sano ayuu saxiixay?)
(Manchester) 24 Luulyo 2021. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa heshiiska u cusboonaysiisyey Manchester United, waxaana uu qalinka ku duugay qandaraaska kooxda…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo maanta oo kale la wareegay lambarka 10-aad ee maaliyadda Barcelona… (Immisa gool ayuu Barca u dhaliyay inta uu xiran yahay lambarkan?)
(Barcelona) 24 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa Lionel Messi u xirtay lambarka 10-aad ee maaliyaddeeda maanta oo kale sanadkii…
Read More » -
England
Harry Kane oo noqon doona xiddiga ugu mushaharka badan Premier League haddii uu ku biiro Man City… (Aqriso sida uu noqon karo 10-ka xiddig ee ugu mushaharka badnaan doona EPL)
(England) 24 Luulyo 2021. Kooxda Manchester City ayaa aad ugu dhow soo xero gelinta weeraryahanka naadiga Tottenham Hotspur ee Harry Kane,…
Read More »