Day: July 19, 2021
-
Soomaaliya
CIID WANAAGSAN: Gool FM oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasabadda Ciidul Adxaa
(Muqdisho) 19 Luulyo 2020. Qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka goofm.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhammaan shacabka Muslimiinta…
Read More » -
England
Kooxda Man United oo maanta oo kale qiimo rikoorka Britain ah kula soo saxiixatay Roy Keane
(Manchester) 19 Luulyo 2021. Maanta oo kale sanadkii 1993-kii kooxda kubadda cagta ayaa la soo saxiixatay Roy Keane, kaasoo ay…
Read More » -
Spain
Memphis Depay oo ka degay Magaalada Barcelona si uu u dhammaystiro ku biiristiisa Kooxda Barca
(Barcelona) 19 Luulyo 2021. Memphis Depay ayaa ka deggay Magaalada Barcelona ee dalka Spain si uu u dhammaystiro ku biiristiisa…
Read More » -
England
Maanta oo kale 18-sano ka hor Kooxda Barcelona oo la saxiixatay Ronaldinho kaddib markii ay ku garaacday Man United
(Barcelona) 19 Luulyo 2021. Maanta oo kale 18-sano ka hor Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la saxiixatay Ronaldinho, kaddib markii…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Arsenal oo dhammaystiray saxiixa Sambi Lokonga… (Lambarkee ayuu u xiran doonaa?)
(London) 19 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa dhammaystirtay saxiixa laacibka khadka dhexe ee Albert Sambi Lokonga, kaasoo ay…
Read More » -
England
Raphael Varane oo dib ugu soo laabtay Madrid si uu go’aan uga gaaro Mustaqbalkiisa Kooxda, xilli la la xiriirinayo Chelsea iyo Man United
(Madrid) 19 Luulyo 2021. Raphael Varane ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Madrid si uu go’aan uga gaarso mustaqbalkiisa Real…
Read More » -
Aasiya
Xiriirka kubadda cagta dalka Falastiin oo warqad ammaan iyo mahad celin ah usoo diray Barcelona… (Maxay tahay sababta?)
(Jerusalem) 19 Luulyo 2021. Xiriirka kubadda cagta dalka Falastiin ayaa naadiga Barcelona ugu sacabbo tumay go’aanka ay isaga diidday inay ku…
Read More » -
Italy
Jose Mourinho oo arrin la yaab leh ka sameeyay tababarka AS Roma si uu xiddigahiisa ugu muujiyo khaladaadkooda… + (Sawirrada)
(Rome) 19 Luulyo 2021. Waxaa iska caadi ah inuu Jose Mourinho sameeyo ficillo maad leh marmarna abuura hadal heyn balaaran, haatanna…
Read More » -
England
Liverpool oo qarka u saaran inay qandaraaska u kordhiso mid ka mid ah xiddigaheeda muhiimka ah
(Liverpool) 19 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa muddooyinkii dambe dadaallo ugu jirtay sidii ay qandaraaska ugu kordhin lahayd xiddigaheeda…
Read More » -
England
Chelsea oo si la yaab leh hoggaanka ugu qabatay doonista Raphael Varane & MARCA oo sheegtay siyaasadda ay Blues u isticmaaleyso saxiixan
(London) 19 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa dalab lama filaan ah ka gudbisay difaaca kooxda Real Madrid ee Raphael…
Read More »