Day: July 18, 2021
-
England
Muxuu tababare Solskjær ka yiri wararka ku saabsab in Raphaël Varane uu ku biirayo Manchester United?
(Manchester) 18 Luulyo 2021. Tababaraha reer Norway iyo kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær wararka ay saxaafada buunbuunisay ee ku…
Read More » -
Ameerika
“Waxaan ku sugeynay Lionel Messi PSG” – Leandro Paredes
(Paris) 18 Luulyo 2021. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain Leandro Paredes ayaa xaqiijiyay in ciyaaryahanka ay isku wadanka yihiin ee Lionel…
Read More » -
England
Maxaa ka jira in Paul Pogba uu ciyaarihiisa ku soo gabagabayn doono Kooxda Manchester United?
(Manchester) 18 Luulyo 2021. Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa doonaysa in Paul Pogba uu baaqi…
Read More » -
Euro 2016
WARBIXIN: Mushahar 7 Milyan oo Euro ah ayuu ka doortay xulka qaranka Talyaaniga!!
(Rome) 18 Luulyo 2021. Warbixintan waxa ay ku saabsan tahay Tababare Roberto Mancini; macallinka loogu yeero Boqorka degganaanta ee xulka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Laacib ka tirsan Kooxda Atletico Madrid oo qaab cajiib ah guur kaga dalbaday Gacalisadiisa & Wixii layaabka lahaa ee uu ka sameeyey gudaha Garoonka
(Madrid) 18 Luulyo 2021. Ciyaaryahan ka tirsan Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa caab cajiib ah guur kaga dalbaday Gacalisadiisa…
Read More » -
England
Mid ka mid ah xiddigaha bartilmaameedka u ah Kooxda Man United oo Guri uu dago ka baadi goobaya Ingiriiska… (Miyuu iibsan doonaa Guriga Sterling?)
(Manchester) 18 Luulyo 2021. Mid ka mid ah xiddigaha Bartilmaameedka u ah Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo…
Read More » -
Spain
Kooxda Barcelona oo qarka u saaran inay iska fasaxdo mid ka mid ah Daafacyadeeda… (Waa kee, ma Lenglet mise Umtiti?)
(Barcelona) 18 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ee ka dhisan dalka Spain ayaa la soo warinayaa inay qarka u…
Read More » -
England
Xiddig aan hal daqiiqo u ciyaarin Kooxda koowaad ee Liverpool oo tagaya & Naadiga uu ku sii jeedo oo la ogaaday
(Liverpool) 18 Luulyo 2021. Sida wararku ay sheegayaan ciyaaryahan aan hal daqiiqo u ciyaarin Liverpool ayaa isaga tagaya kooxdaas, waxaana…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo maalmaha soo socda dhammaystiraysa saxiixa Sambi Lokonga.. (Booskee ayuu ka ciyaaraa?)
(London) 18 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay maalmaha soo aaddan dhammaystirayso saxiixa Sambi Lokonga.…
Read More » -
England
Waa kuma Weeraryahanka ay bartilmaameedka koowaad ka dhigatay Kooxda Chelsea, kaddib markii ay ku guuldarreysatay Haaland?
(London) 18 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay ku guuldarreysatay tartankii ay ugu jirtay saxiixa…
Read More »