Day: July 17, 2021
-
Ameerika
Cannavaro oo doortay ciyaaryahankii ugu fiicanaa xulka Talyaaniga Koobka Euro 2020… & musharaxa abaal-marinta Ballon d’Or
(Yurub) 17 Luulyo 2021. Halyeeyga kooxaha Juventus iyo Real Madrid ee Fabio Cannavaro ayaa doortay xiddigii ugu fiicnaa xulka qaranka…
Read More » -
Champ' League
Magaaladee marti-galin doonta final-ka UEFA Champions League ee 2023?
(Yurub) 17 Luulyo 2021. Guddiga Fulinta ee UEFA ayaa Jimcihii go’aamiyay in Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ay marti-galin doonto finalka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WARBIXIN: Haddii ay Ciyaartoydu Funaanad ama Kubbad ii saxiixaan maxay tahay Faa’iidada ku jirta?
(Yurub) 17 Luulyo 2021. Sida aad cinwaankaba ku aragtaan waxaan warbixintaan idinkaga diyaarinay faa’iidada laga helo saxiixa ciyaartoyda caanka ah…
Read More » -
France
Mid ka mid ah saxiixyada cusub ee Kooxda PSG oo laga helay Korona Fayras
(Paris) 17 Luulyo 2021. Sida wararku ay sheegayaan mid ka mid ah saxiixyada cusub ee Kooxda Paris Saint-Germain ayaa laga…
Read More » -
Italy
RASMI: Olivier Giroud oo dhammaystiray ku biiristiisa Kooxda AC Milan, kaddib markii uu ka tagay Chelsea… (Lambarkee ayuu u xiran doonaa Rossoneri?)
(Milan) 17 Luulyo 2021. Olivier Giroud ayaa dhammaystiray ku biiristiisa Kooxda kubadda cagta AC Milan, kaddib markii uu ka tagay…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo isku diyaarinaysa inay dalab rasmi ah ka gudbiso Raphael Varane
(Manchester) 17 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay dalab rasmi ah…
Read More » -
Italy
Kooxda Sassuolo oo ka soo jawaabtay dalabkii ay Juventus ka gudbisay Manuel Locatalli… (Miyey Juve heshay war faxad leh?)
(Turin) 17 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Sassuolo ayaa ka soo jawaabtay dalabkii ay naadiga Juventus ka soo gudbisay ciyaaryahan…
Read More » -
Spain
Maxaa ka soo kordhay Wararkii Philippe Coutinho la xiriirinayey inuu ka tagayo Kooxda Barcelona?
(Barcelona) 17 Luulyo 2021. Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay diyaar u tahay inay ceshato Philippe Coutinho inta lagu…
Read More » -
England
Inter Milan oo doonaysa inay la saxiixato daafac ka tirsan Kooxda Manchester United
(Milan) 17 Luulyo 2021. Inter Milan ayaa la soo warinayaa inay doonayso inay la saxiixato daafac ka tirsan naadiga Manchester…
Read More » -
France
Paris Saint-Germain oo qorsho awood badan u diyaarisay Kylian Mbappe si uu u saxiixo heshiis cusub
(Paris) 17 Luulyo 2021. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa geed dheer iyo mid gaaban u laaceysa sidii ay Kylian Mbappe…
Read More »